{"id":4441,"date":"2016-12-04T19:55:38","date_gmt":"2016-12-04T19:55:38","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4441"},"modified":"2016-12-04T19:55:38","modified_gmt":"2016-12-04T19:55:38","slug":"guddoomiye-xisbiga-waddani-oo-dhammbaal-tacsi-ah-u-diray-siyaasi-weyn-oo-magalada-hargeysa-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4441","title":{"rendered":"Guddoomiye Xisbiga Waddani Oo Dhammbaal Tacsi Ah U Diray Siyaasi Weyn Oo Magalada Hargeysa Ku Geeriyooday."},"content":{"rendered":"<h2 id=\":mj\" class=\"hP\">Guddoomiye Xisbiga Waddani Oo Dhammbaal Tacsi Ah U Diray Siyaasi Weyn Oo Magalada Hargeysa Ku Geeriyooday.<\/h2>\n<div>Tacsida: Guddoomiye Cirro<\/div>\n<div>\nIN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro,isagoo ku haddlay magaciisa ka mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland iyo ka Xisbiga WADDANI wuu dhammabaal Tacsi ah u dirrayaa siyaasiyiinta wax-garadka aqoonyahayn asxaabtii eheladii qaraabadii qoyskii iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland ,isagoo ka tacsiyadanaya geeridii ku timi\u00a0Marxuum Axmed Aadan Cali &#8220;Goodir\u201doo Xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 04\/12\/2016.<\/p>\n<p>Musharax Dr C\/raxmaan Cirro ayaa marxuumka ku sifeeyey inuu ahaa marxuumku halyey dalkiisa iyo dadkiisa jecel ,isla markaana ku dhaata Somaliland-nimada,isagoo ahaa xubnihii ugu horeeyey ee guddigii ugu haraysa ee doorashooyinka qaranka Somaliland uu yeesho, waxa kale uu ahaa siyaasi rug cadaa ah \u00a0oo door weyn ka soo qaatay xaaladii siyaasadeed ee dalka, waxaanu hadda hayey marxuumku xilka La-taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee arimaha dowladaha hoose.<br \/>\nGuddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr C\/raxmaan Cirro ayaa wuxuu Marxuumka Alle uga baryayaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Qoyskii,Eheladii Qaraabii, Asxaabtii Iyo shacabka Reer Somaliland ee uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>Waaxda War-faafinta Xisbiga WADDANI<\/p>\n<p>Xafiiska Hargeysa<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye Xisbiga Waddani Oo Dhammbaal Tacsi Ah U Diray Siyaasi Weyn Oo Magalada Hargeysa Ku Geeriyooday. Tacsida: Guddoomiye Cirro IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro,isagoo ku haddlay magaciisa ka mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland iyo ka Xisbiga WADDANI wuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4442,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4443,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4441\/revisions\/4443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}