{"id":4480,"date":"2016-12-06T05:30:12","date_gmt":"2016-12-06T05:30:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4480"},"modified":"2016-12-06T05:30:12","modified_gmt":"2016-12-06T05:30:12","slug":"taliye-jabhada-lra-ka-tirsan-oo-la-maxkamadaynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4480","title":{"rendered":"Taliye Jabhada LRA ka tirsan oo la maxkamadaynayo"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Bishi Janaayo ee 2015-kii, waxaa uu isu soo dhiibay ciidamo Mareykan ah oo ku sugan Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Kuwaaso ku wareejiyay cidamada meleteriga Uganda oo iyaguna ku sii wareejiyay maxkammada dembiyada dagaalka ee ICC-da.<\/p>\n<p>Ninkan waxaa lagu soo oogay 70 eedeymood oo ah dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bani&#8217;aadanimada. waxaana ka mid ah dil, kufsi, addoonsi xagga galmada ah, iyo carruur la askareeyey.<\/p>\n<p>Xaqiijinta dhageysiga dacwooyinkan waxaa cadaysay maxkamada dembiyada dagaalka bishi Janaayo ee sanadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dembiyadan waxaa la galay sanadii 2004-tii xilligaas oo u taliye Ongwen uu hogaamniyay kooxdii LRA ee weerartay xero ay ku jireen dad barkacayal ah oo kasoo qaxay magaalada Gulu ee waqooyiga dalka Uganada,<\/p>\n<p>Waxayna kooxdu halkaas ku dilen dad faro badan iyagoo gubay guryihii halkaas ku yaalay.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">\u00a0taliye sare oo ka tirsanaa LRA <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Ongwen wuxuu isaga qudhiisa ka mid ahaa ahaa carruur la askareeyey ka hor intii uusan ka mid noqon saraakiisha ugu srraysa LRA.<\/p>\n<p>Mudo sanadooyin ah ayuu u soo dalacayay in u noqdo taliyaha kooxda isugu yeerta Sinai Brigade oo kamid ah afarta kooxod ee jabhada LRA.<\/p>\n<p>Dacwadiisa ka socota Hague ayaa muhiim u ah maxkamada ICC-da iyadoo ay ku soo aadaysa xili waddamo faro badan oo qaarada afrika ku yaala ay ku dhawaqeen inay isaga baxayaan ka mid ahaanshaha maxkammada dembiayada addunka.<\/p>\n<p>Xafiiska ICC-da ee Uganda ayaa si toos ah decwada Ongwen ugu tebin doonta qowmiyadaha waqooyiga dalka Uganda ku nool iyo kuwa jooga cassimada Kampala.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bishi Janaayo ee 2015-kii, waxaa uu isu soo dhiibay ciidamo Mareykan ah oo ku sugan Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Kuwaaso ku wareejiyay cidamada meleteriga Uganda oo iyaguna ku sii wareejiyay maxkammada dembiyada dagaalka ee ICC-da. Ninkan waxaa lagu soo oogay 70 eedeymood oo ah dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bani&#8217;aadanimada. waxaana ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4481,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4482,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4480\/revisions\/4482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}