{"id":4501,"date":"2016-12-06T21:02:08","date_gmt":"2016-12-06T21:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4501"},"modified":"2016-12-06T21:02:08","modified_gmt":"2016-12-06T21:02:08","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-iscasilaad-ka-aqbalay-masuul-kale-oo-ka-cudur-daartay-inuu-xukuumadiisa-ka-mid-noqdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4501","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Iscasilaad Ka Aqbalay Masuul Kale Oo Ka Cudur Daartay Inuu Xukuumadiisa Ka Mid Noqdo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Oo Iscasilaad Ka Aqbalay Masuul Kale Oo Ka Cudur Daartay Inuu Xukuumadiisa Ka Mid Noqdo.<\/p>\n<div>\n<div id=\":mu\">\n<div id=\":mt\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p align=\"center\"><strong><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/strong><\/p>\n<p align=\"center\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu ka aqbalay Istiqlaaladii uu u soo gudbiyey Wasiir-ku-xigeenkii Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee uu Madaxweynuhu dhawaan xilkaa u magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu (Insha Allah) dib ka soo magacaabi doonaa masuul ku haboon isla markaana hanan kara xilkaa Qaran.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/MADAXWEYNE-AXMED-SIILAANYO-AFTAHANNEWS%281%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>Madaxweynuhu wuxuu Istiqlaalada masuulkaa kaga jawaabay sidan soo socota:-<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Mudane, Cabdi-qaadir Sheekh Maxamuud Warsame<\/p>\n<p>Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Badda<\/p>\n<p>Og:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/p>\n<p><strong><u>Ujeeddo<\/u><\/strong><strong>:\u00a0\u00a0Aqbalaad Istiqlaalad Xilka Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda\u00a0Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Mudane,<\/em><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><span id=\"spnCOntent\">tahoma, geneva, sans-serif;&#8221;&gt;In muwaadinka loo magaacaabo xil qaran si uu dalkiisa iyo dadkiisa ugu adeego waa sharaf iyo maamuus. Haddaba, aniga oo ka duulaya habsami u socodka hawlaha baaxadda leh ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda waxa soo dhaweynayaa cudurdaarka iyo go\u2019aankaaga ah inaanad qaban karin xilkaa kor ku xusan. Sidaa darteed, mudane waan kaa aqbalay istiqlaaladda aad ii soo gudbisay waxaanan kuu rajaynayaa niyad-sami iyo mustaqbal wacan.<\/span>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xuseen Aadan Cige (Deyr)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.<\/strong><\/p>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\":no\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Oo Iscasilaad Ka Aqbalay Masuul Kale Oo Ka Cudur Daartay Inuu Xukuumadiisa Ka Mid Noqdo. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu ka aqbalay Istiqlaaladii uu u soo gudbiyey Wasiir-ku-xigeenkii Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee uu Madaxweynuhu dhawaan xilkaa u magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu (Insha Allah) dib ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4502,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4503,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4501\/revisions\/4503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}