{"id":4538,"date":"2016-12-07T20:23:34","date_gmt":"2016-12-07T20:23:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4538"},"modified":"2016-12-07T20:23:34","modified_gmt":"2016-12-07T20:23:34","slug":"musharax-jamaal-cali-xuseen-oo-markii-ugu-horeysay-ku-gacan-saydhay-wada-hadalad-ay-la-fureen-garabkiisu-xisbiga-waddaniisaga-oo-fariin-uu-diray-taageerayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4538","title":{"rendered":"Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Markii Ugu Horeysay ku Gacan saydhay Wada hadalad ay la Fureen Garabkiisu Xisbiga Waddani,Isaga Oo Fariin Uu  Diray Taageerayaasha."},"content":{"rendered":"<p>Jamaal Cali Xuseen ayaa ganafka ku dhuftay garabkii uu hogaaminayey ee xisbiga Ucid ka go\u2019ay oo sheegay inay ku biirayaan xisbiga Wadani.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Jamaal Cali Xuseen oo qoraal uu kaga jawaabayo go,aanka ay gaadheen xulafadiisu ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay inaanay xubnahaasi matalin isla markaana uu dhawaan gaadhi doono go,aan la xidhiidha halka uu ku biirayo mustaqbalkiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p>Qoraalka uu Jamaal Cali Xuseen ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa u dhignaa sidan\u201dWaxaan ku war gelinayaa dhamaan taageerayaasha, bulsho weynta Somaliland in shirkii jaraa&#8217;id ee maanta la sameeyey ee la yidhi Garabkii Jamaal Cali Xuseen ayaa meel ku biiray aanu matelaynin maqifkayga, iyo garabka<\/p>\n<div><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><\/span><br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><\/span><\/div>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"> <span id=\"MainContent_lblArticle2\">aan hogaaminaayo. Guddiddi aanu u igmanay wadahadaladda in ay kala jabeen; oo ay jiraan masuuliyiin ka mid ah iyo madax kale oo doonay in ay meel ku biiraan runtii may ahayn in saxaafadda ka sheegaan arrin aan laysla ogeyn. Dadku waa kala fikrad, xorna way u yihiin, dadkii aanu soo wada shaqaynayna xaq bay u leeyihiin in ay ku biiraan meesha ay rabaan. Maadaama ay gudiddii wadahadaladu ay kala jabeen, waa inaan anigu go&#8217;aan qaataa. Haddaba aniga Jamaal ahaan halka aan u hogaaminaayo taageerayaashayeena waxaan soo sheegi doonaa ayaamahan soo socda inshallah. Laakiin way jiri karaan shakhsiyaad garabkayagii ka mid ah oo sugi kari waayey oo iyagu jeclaystay in ay meel ku biiraan sida dhacday maanta. HADDABA ILAA IMIKA MEEL AANU KU BIIRNAY MA JIRTO GARAB AHAAN. Inshallah waa inoo iyo ayaamaha soo socda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jamaal Cali Xuseen ayaa ganafka ku dhuftay garabkii uu hogaaminayey ee xisbiga Ucid ka go\u2019ay oo sheegay inay ku biirayaan xisbiga Wadani. Jamaal Cali Xuseen oo qoraal uu kaga jawaabayo go,aanka ay gaadheen xulafadiisu ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay inaanay xubnahaasi matalin isla markaana uu dhawaan gaadhi doono go,aan la xidhiidha halka uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4539,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4540,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4538\/revisions\/4540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}