{"id":4581,"date":"2016-12-09T06:12:15","date_gmt":"2016-12-09T06:12:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4581"},"modified":"2016-12-09T06:12:15","modified_gmt":"2016-12-09T06:12:15","slug":"meleteriga-suuriya-oo-hakad-geliyay-howlgalka-xalab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4581","title":{"rendered":"Meleteriga Suuriya oo hakad geliyay howlgalka Xalab"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ruushka ayaa sheegay in meleteriga Suuriya u hakad geliyay dhamaan hawlahiisa ka dhanka ah falaagada mucaaradka ee bariga magaaladda Xalab si fursad loo siiyo in dadka ay magaalada isaga qaxaan<\/p>\n<p>Laakin weriye BBC-da ka tirsan oo Xalab ku sugan ayaa sheegaya in uusan jirin wax tilmaamo ah oo muujinaya in dagaalku u joogsaday.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Dad aad u badan oo ka qaxaya Xalab <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya ayaa soo jeediyay dagaalka oo la hakiyo ay fursad siinaysa in dib ay u bilowdaan wadahadalada nabadda.<\/p>\n<p>Tobaneeyo kun oo qof ayaa waxaa ay ku hoos nool yihiin duqeyn dhanka cirka ah iyado ciidanka labada dhinacna ay dagaalka ku loolamayaan gacan ku haynta magaalada.<\/p>\n<p>Mar sii horeysay ayaa falaagada mucaaradka Suuriya ee ku go&#8217;doonsan bariga magaalada Xalab waxaa ay codsadeen muddo shan maalmood in xabad joojin la sameeyo si dadka shacabka ah iyo kuwa dhaawaca ahba loo daadgureeyo.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruushka ayaa sheegay in meleteriga Suuriya u hakad geliyay dhamaan hawlahiisa ka dhanka ah falaagada mucaaradka ee bariga magaaladda Xalab si fursad loo siiyo in dadka ay magaalada isaga qaxaan Laakin weriye BBC-da ka tirsan oo Xalab ku sugan ayaa sheegaya in uusan jirin wax tilmaamo ah oo muujinaya in dagaalku u joogsaday. \u00a0 Dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4582,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4583,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4581\/revisions\/4583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}