{"id":4584,"date":"2016-12-09T06:17:10","date_gmt":"2016-12-09T06:17:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4584"},"modified":"2016-12-09T06:17:10","modified_gmt":"2016-12-09T06:17:10","slug":"doorashada-soomaaliya-oo-mar-kale-dib-loo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4584","title":{"rendered":"Doorashada Soomaaliya oo mar kale dib loo dhigay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Shirka madasha wadatashiga oo socday laba maalmood ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">\u00a0Shirka Madasha wadatashiga <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Shirkan waxaa ka qayb galay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Madaxda madasha wada-tashiga qaran ayaa isku afgartay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanada shirka ka soo baxay waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>In xildhibaanada Baarlamaanka la dhaariyo 15-ka December.<\/p>\n<p>In Gudoomiyaha Baarlamaanka la doorto 22-ka December<\/p>\n<p>In Doorashada Madaxweynaha ay dhacdo 28December.<\/p>\n<p>Waa markii sadexaad oo doorashada Soomaaliya dib loo dhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka madasha wadatashiga oo socday laba maalmood ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. \u00a0Shirka Madasha wadatashiga Shirkan waxaa ka qayb galay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Madaxda madasha wada-tashiga qaran ayaa isku afgartay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka. Go&#8217;aanada shirka ka soo baxay waxaa ka mid ah In [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4585,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4586,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4584\/revisions\/4586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}