{"id":4590,"date":"2016-12-09T11:48:18","date_gmt":"2016-12-09T11:48:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4590"},"modified":"2016-12-09T11:48:18","modified_gmt":"2016-12-09T11:48:18","slug":"madaxweynihii-kuuriyada-koonfureed-oo-xilkii-laga-xayuubiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4590","title":{"rendered":"Madaxweynihii Kuuriyada Koonfureed Oo Xilkii Laga Xayuubiyay"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\"><strong>Xildhibaanada Koonfurta Kuuriya ayaa xilkii ka xayuubiyay madaxwayne Park Geun-hye oo jahwareer badan uu haystay.<\/strong><\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\"><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-40403\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/92898352_somali_bn_976x549.png?resize=430%2C242\" alt=\"_92898352_somali_bn_976x549\" width=\"430\" height=\"242\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Marka la fiiriyo tirada badan ee xildhibaanada ah ee u codeeyay in xilka laga qaado waxay cadayn u tahay in qaar ka mid ah xildhibaanada ay isku xisbiga yihiin ay ka qaybqaateen kalsooni kala noqoshadeeda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Park xilkeedii wuxuu ku wareegayaa Ra\u2019iisul wasaare Hwang Kyo-ahn.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Kumanaan dad ah oo caraysan ayaa jooga banaanka dhismaha baarlamaaanka iyaga oo doonayay in xilka laga qaado madaxwaynaha.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Park ayaa wajahaysay fadeexad siyaasadeed oo horseeday mudaaharaaadyo badan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Fadeexaddaasi waxay salka ku haysaa gabar ay saaxiibo yihiin madaxwaynaha oo la sheegay in ay kalsoonidaas u adeegsatay in ay dano gaar ah ku fushato.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dacwad oogayaashu waxay sheegeen in Park ay door ku leedahay musuqmaasuqa ay samaysay saaxiibadeed, laakiin way diiday eedaymahaas.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaa kale oo ay ka dhago adaygtay baaqyo loo soo jeediyay oo ku aadanaa in ay xilka iska casisho.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Koonfurta Kuuriya ayaa xilkii ka xayuubiyay madaxwayne Park Geun-hye oo jahwareer badan uu haystay. Marka la fiiriyo tirada badan ee xildhibaanada ah ee u codeeyay in xilka laga qaado waxay cadayn u tahay in qaar ka mid ah xildhibaanada ay isku xisbiga yihiin ay ka qaybqaateen kalsooni kala noqoshadeeda. Park xilkeedii wuxuu ku wareegayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4592,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4590\/revisions\/4592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}