{"id":4609,"date":"2016-12-10T06:07:28","date_gmt":"2016-12-10T06:07:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4609"},"modified":"2016-12-10T06:07:28","modified_gmt":"2016-12-10T06:07:28","slug":"hogaamiyaha-mucaaradka-ah-ee-dalka-ghana-oo-ku-guuleystay-doorashada-madaxweynanimada-ee-waddankaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4609","title":{"rendered":"Hogaamiyaha mucaaradka  ah Ee Dalka Ghana Oo ku guuleystay doorashada Madaxweynanimada Ee Waddankaasi."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiyaha mucaaradka Ghana, Nana Akufo-Addo ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynanimo ee ka dhacday dalkaasi. Doorashadaasi ayaa ahayd mid adag oo aad la isugu dhowaa<\/p>\n<p>Kadib markii natiijada doorashadda lagu dhawaaqay ayaa tageerayasha Mr Akufo-Addo waxa ay isugu soo baxeen wadooyinka caasimada Accra si ay u dabaaldegaan.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Hogaamiyaha Mucaaradka Nana Akufo Addo <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha la doortay Mr Akufo-Addo ayaa balanqaaday waxbarasho lacag la&#8217;aan ah oo dugsiyada sare ah iyo warshado faro badan oo uu dalka ka hergelin doono. Balse dadka wax naqdiya ayaa suaal ka keenay hamigiisa.<\/p>\n<p>Ghana waxay muddo badanba ahayd dal dimuqraadi ah oo xisbiyo badan ay ka dhisan yihiin .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha mucaaradka Ghana, Nana Akufo-Addo ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynanimo ee ka dhacday dalkaasi. Doorashadaasi ayaa ahayd mid adag oo aad la isugu dhowaa Kadib markii natiijada doorashadda lagu dhawaaqay ayaa tageerayasha Mr Akufo-Addo waxa ay isugu soo baxeen wadooyinka caasimada Accra si ay u dabaaldegaan. \u00a0 Hogaamiyaha Mucaaradka Nana Akufo Addo Madaxweynaha la doortay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4610,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4611,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4609\/revisions\/4611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}