{"id":4612,"date":"2016-12-10T06:12:46","date_gmt":"2016-12-10T06:12:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4612"},"modified":"2016-12-10T06:12:46","modified_gmt":"2016-12-10T06:12:46","slug":"madaxweynaha-dalka-gambia-ee-doorashada-looga-guulaystay-oo-diiday-natiijada-soo-baxday-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4612","title":{"rendered":"Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Oo diiday natiijada  Soo Baxday doorashada."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Yahya Jammeh ayaa diiday oo ka noqday natiijada doorashada.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Yahya Jammeh,midig,waxaa doorashada kaga guuleystay, Adama Barrow, bidix <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyna Yahye Jammeh ayaa horay u ogolaaday natiijada codadkii soo baxay isagoo intaasi raaciyay inuu aqbalay guusha musharaxii la tartamayay.<\/p>\n<p>Balse war uu xalay ka baahiyay telefishenka dowladdda ayuu ku sheegay inuusan xilka ka dagayna, waxuuna ku baaqaay in doorasho cusub la bilaabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Yahya Jammeh ayaa diiday oo ka noqday natiijada doorashada. \u00a0 Yahya Jammeh,midig,waxaa doorashada kaga guuleystay, Adama Barrow, bidix Madaxweyna Yahye Jammeh ayaa horay u ogolaaday natiijada codadkii soo baxay isagoo intaasi raaciyay inuu aqbalay guusha musharaxii la tartamayay. Balse war uu xalay ka baahiyay telefishenka dowladdda ayuu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4613,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4614,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4612\/revisions\/4614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}