{"id":4624,"date":"2016-12-10T13:50:01","date_gmt":"2016-12-10T13:50:01","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4624"},"modified":"2016-12-10T13:50:01","modified_gmt":"2016-12-10T13:50:01","slug":"golaha-wakiillada-somaliland-oo-cod-aqlabiyad-ku-ansixiyay-wasiirka-ganacsiga-iyo-maalgashiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4624","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ku Ansixiyay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Shirkan ayaa uu Wasiirku sheegay inay dhawaan kala saxeexan doonaan heshiis is afgarad oo dhex mara Wasaaradda<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/wasiir%20Shucayb%20gggg.PNG\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Hargeisa (HWN) Kalfadhi\u00a0 balaadhan oo ay yeesheen Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0 waxa ay si\u00a0 aqlabiyada u ansixiyeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL Mudane\u00a0 <strong>Dr. Cumar\u00a0 Shucayb Maxamed .<\/strong><\/p>\n<p>Kalfadhiga Ansaxinta Wasiirka oo ay kasoo qaybgaleen mudanayaal tiradoodu gaadhaysa 43 Mudane , 41 kamida\u00a0 Waa ay ansixiyeen , 1 mudane\u00a0 muu codeyn, gudoomiyhuna\u00a0 waa uu ka aamusay.<\/p>\n<p><strong>Dr. Cumar Shucayb Mohahamed<\/strong>\u00a0 ayaa mudadii koobneyd ee uu ahaa Wasiirka Ganacsiga kusoo kordhiyay horumar balaadhan , iyada oo uu Maalmo kahor\u00a0 Wasiirku ku qaabilay xafiiskiisa Shirkad \u00a0laga leeyahay Dalka China oo loo yaqaanno CHMC (China National Heavy Machinery\u00a0 Corporation) \u00a0, ay kawada hadleen\u00a0 heshiis maalgashi balaadhan oo ay kusamayn<\/p>\n<div><\/div>\n<p><span id=\"spnCOntent\">doonto dalka meelaha ay kamidka yihin Wadada isku xiddha Berbera iyo Ethiopia , iyo sidoo\u00a0 kale dib u kicinta\u00a0 Warshada sibidhka.<\/span><\/p>\n<p>Shirkadan ayaa uu Wasiirku sheegay inay dhawaan kala saxeexan doonaan heshiis is afgarad\u00a0 oo dhex mara Wasaaradda Ganacsiga\u00a0 iyo Shirkadda CHMC.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa hadii uu guuleysto lafilayaa inuu noqdo kii labaad ee ugu waynaa ee ay Dawladda Somaliland lagasho \u00a0Shirkad caalamiya wakhti sannad kaliya gudihiis ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan ayaa uu Wasiirku sheegay inay dhawaan kala saxeexan doonaan heshiis is afgarad oo dhex mara Wasaaradda &nbsp; Hargeisa (HWN) Kalfadhi\u00a0 balaadhan oo ay yeesheen Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0 waxa ay si\u00a0 aqlabiyada u ansixiyeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL Mudane\u00a0 Dr. Cumar\u00a0 Shucayb Maxamed . Kalfadhiga Ansaxinta Wasiirka oo ay kasoo qaybgaleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4625,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4626,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4624\/revisions\/4626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}