{"id":4646,"date":"2016-12-11T13:35:46","date_gmt":"2016-12-11T13:35:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4646"},"modified":"2016-12-11T13:35:46","modified_gmt":"2016-12-11T13:35:46","slug":"siyaasi-cabdi-haybe-oo-markii-ugu-horeysay-dhaliilo-culus-u-jeediyey-isku-shaandhayntii-madaxweyne-siilaanyo-ku-sameeyey-xukumaddisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4646","title":{"rendered":"Siyaasi Cabdi Haybe Oo Markii Ugu Horeysay Dhaliilo Culus U Jeediyey Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Xukumaddisa."},"content":{"rendered":"<p><strong>Siyaasi Cabdi Haybe Oo Markii Ugu Horeysay Dhaliilo Culus U Jeediyey Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Xukumaddisa.<\/strong><\/p>\n<p>Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ganacsatada kala duwan ee Somaliland kula taliyey inay dhex u ahaadan Xisbiyada Qaranka, oo aanay u kala hiilin.<\/p>\n<p>Cabdi Haybe, waxa kale oo uu fikir siyaasadeed oo jaban ku tilmaamay isku shaandhayntii u dambaysay ee uu Madaxweynuhu sameeyay oo uu xusay inay tahay olole siyaasadeed.<\/p>\n<p>Isagoo Cabdi Haybe la hadlaya ganacade reer Djibouti ah oo aanu magacaabin, balse uu sheegay inuu dagaal siyaasadeed ku hayo xisbiyada qaar uu yidhi\u00a0 \u201cOdayga Bayac-mushtariga ah ee Jabuuti joogay ee Isaaqa ah ee Siyaasada soo dhex\u00a0 galay, ee Xisbiyada u kala hiilinaya uma qurux badna, qofka Bayac-mushtariga ahna waxa u fiican inuu waxyaabahaas<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">uu dibada ka ahaado, inay Xisbiyada u kala hiiliyaan oo Xisbiyana wax siiyaan oo ay u hiiliyaan Xisbiyana ay ka hiiliyaan oo aanay waxba siinin waa xaaran, balse imika wey ku dhex jiraan Siyaasadii Xisbiyada, ha u baadnaadan Kulmiye iyo Waddani oo Rag ganacsato waaweyn ah oo reer Jabuuti ah\u00a0 ayaa Olole ka dhex wada, oo Xisbina dhisaya Xisbina duminaya, marka ninka Ganacsadaha waxa u haboon inuu is dhawro, oo u dhex u noqdo Xisbiyada Qaranka\u201d.<\/span><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/index%2872%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Siyaasi Cabdi Haybe mar uu ka hadlaayey Isku Shandhayntii ugu dambaysay ee uu madaxweynuhu sameeyey ayaa yidhi \u201cIsku shandhaynta uu Madaxweynuhu sameeyey waxay ka dhigan tahay sidii Doorashada loo heli lahaa, maxaa yeelay Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeeno\u00a0 aan loo baahnayn ayaa la magacabay,\u00a0 oo Wasiiraddii, Wasiir ku xigeenadii iyo Agaasimayaashii\u00a0 ayaa ciidda ka batay, magacaabistana waa codka reeraha ii soo jabiya, ee runtii looma magacaabin Wasaarado loo baahan yahay, loomana magacaabin baahi qaran oo keentay, waana inta Doorashada ka hadhay nin walboow reerkaagii soo xaree, oo Kulmiye ku soo xaree, laakiin dadku caqli buu leeyahay, oo maaha dadkii badawda ahaa ee maskaxda laga guumaysan jiray, Doorashadiina saddex bilood ayaa ka hadhay, oo Wasaaraddahan imika la magacaabaya maaha Wasaaraddo mustaqbalka sii jiraya, balse waa jagooyin ama Wasaaraddo ku meel gaadh ah, mana aha Wasaaraddo rasmiya, waana sheeko cayntan ah oo ku meel gaadh ah, nin raggina wuu garanaya, doqona loo sheegi maayo, wuxuu Kulmiye waddo. Hadal iyo gunaanadkii isku shaandhayntan la sheegayaa waa faashil siyaasadeed oo soo waajahay Madaxweynaha iyo xukuumadiisa.\u201d<\/p>\n<pre id=\"tw-target-text\" class=\"tw-data-text tw-ta tw-text-large\"><strong><span lang=\"en\">Source Geeska<\/span><\/strong><\/pre>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasi Cabdi Haybe Oo Markii Ugu Horeysay Dhaliilo Culus U Jeediyey Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Xukumaddisa. Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ganacsatada kala duwan ee Somaliland kula taliyey inay dhex u ahaadan Xisbiyada Qaranka, oo aanay u kala hiilin. Cabdi Haybe, waxa kale oo uu fikir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4647,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4648,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4646\/revisions\/4648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}