{"id":4690,"date":"2016-12-12T21:56:35","date_gmt":"2016-12-12T21:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4690"},"modified":"2016-12-12T22:53:19","modified_gmt":"2016-12-12T22:53:19","slug":"halkii-aan-ka-imi-2aad-xalka-waxbrasho-laaanta-miyiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4690","title":{"rendered":"HALKII AAN KA IMI 2AAD: Xalka Waxbarasho La\u2019aanta Miyiga"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify\">Ku soo dhawaada soo saaristii 2aad ee documentary filimkii <strong>HALKII AAN KA IMI<\/strong> oo uu soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Maadaama oo uu markii hore kaga hadlay dhibta waxbrasho la\u2019aanta miyiga oo uu tusaale ahaan u soo qaatay meeshii uu ku dhashay ee uu ku hana-qaaday (Dhooboweyne), qaybtani waxay xanbaarsan tahay xalal jawaab u ah dhibtii waxbarasho la\u2019aanta ee deegaanka Dhooboweyne iyo miyiga kaleba.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify\">Markii uu soo baxay <strong>HALKII AAN KA IMI 2AAD<\/strong>, afar bilood gudahood ayaa dadka deegaanka Dhooboweyne oo ahayd meesha uu filimka ka sameeyey waxay guddoonsadeen inay dhibtaa waxbarasho la\u2019aanta ka tashadaan, isla markaana ay xal ka gaadhaan. Waxaana ay guddoonsadeen inay geed hoostii ood-dhigaan oo ay waxbarashada ka bilaabaan. Iyadoo wiilkii documentary filimkaa hore xuddunta u ahaa ee Mawliid Xasan Macallin na uu deeq waxbarasho helay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"HALKII AAN KA IMI 2AAD: Xalka Waxbrasho La\u2019aanta Miyiga\" width=\"500\" height=\"375\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/I6l23434T5c?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1376-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4695\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1376-1.jpg\" alt=\"img_1376\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1376-1.jpg 640w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1376-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1376-1-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1379.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4693\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1379.jpg\" alt=\"img_1379\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1379.jpg 640w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1379-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1379-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1477.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4694\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1477.jpg\" alt=\"img_1477\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1477.jpg 640w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1477-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_1477-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Oslo, Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku soo dhawaada soo saaristii 2aad ee documentary filimkii HALKII AAN KA IMI oo uu soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Maadaama oo uu markii hore kaga hadlay dhibta waxbrasho la\u2019aanta miyiga oo uu tusaale ahaan u soo qaatay meeshii uu ku dhashay ee uu ku hana-qaaday (Dhooboweyne), qaybtani waxay xanbaarsan tahay xalal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4692,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":["post-4690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4690"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4697,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4690\/revisions\/4697"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}