{"id":4701,"date":"2016-12-13T05:39:23","date_gmt":"2016-12-13T05:39:23","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4701"},"modified":"2016-12-13T05:39:23","modified_gmt":"2016-12-13T05:39:23","slug":"suldaanka-guud-ee-beesha-akisho-somaliland-suldaan-abshir-xasan-oo-lagu-caleemasaarey-deegaanka-goray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4701","title":{"rendered":"Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu Caleemasaarey Deegaanka Goray"},"content":{"rendered":"<h2 id=\":oa\" class=\"hP\">Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu Caleemasaarey Deegaanka Goray<\/h2>\n<div id=\":o6\" class=\"pG\">\n<p>Hargeysa, (GLN) \u2014 Beesha Akisho ee katirsan Beelaha Somaliland ee Dega Gobolka Gabiley ayaa maanta Suldaankii Guud ee Beeshaasi\u00a0 ay doorteen Lagu caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley Suldaan Abshir Xasan Cali oo ay ku caana shubeen Salaadiin iyo madaxdhaqameed lagu soo Casuumay Xaflada Caleemasaarkiisa Guud ahaanba Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho21.png\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-wp-image-27992 m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-aligncenter m_-3960476525175842082gmail-CToWUd CToWUd\" src=\"https:\/\/ci6.googleusercontent.com\/proxy\/7TaKIiUyVc-iCt3F9GsSh66uLgWjTXKifw8ue1qnb0J67JZaYmQiK7GuzVgvdHdvwg49wVrklNVo1jCfGUdtZJikjAijbxCjguTZSxdvH2er8CQzwwY=s0-d-e1-ft#http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho21.png\" alt=\"\" width=\"599\" height=\"449\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasibadan Xafkada Calaeemasaarka Suldaanka Beesha Akisho Suldaan Abshir Xasan Cali si heersare ah loo soo agaasimay oo ashaqraar iyo ilqabatin leh ee lagu caleemasaarayay Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Dhinaca Somaliland Suldaan Abshir Xasan Cali waxaana kasoo qeyb galey Caleemasaarka Xaflada Suldaanka inta ugu badan ee Salaadiinta Somaliland Ugaasyo,Cuqaal,Siyaasiyiin,Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Guurtida iyo Golaha Wakiilada Culumaa,udiin,Haweenka iyo Bulshada Gobolka Gabiley,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Masuulyiin iyo Marti Sharaf kale oo tira badan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho16.png\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-wp-image-27985 m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-aligncenter m_-3960476525175842082gmail-CToWUd CToWUd\" src=\"https:\/\/ci3.googleusercontent.com\/proxy\/tjmfgm4jO8t3gFy_QXLPvQ58psRYbjBnC24B-xb42FlAR62iOHQO0Ezldic5iijf6geBq7rbwk3x9TDu9E8r68zPIBMMk0_A7xhKObIVICZ2UJgd5l4=s0-d-e1-ft#http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho16.png\" alt=\"\" width=\"599\" height=\"449\" \/><\/a><\/p>\n<p>Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Dhinaca Somaliland Ururada Bulshada Rayidka ah,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho27.png\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-wp-image-27990 m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-aligncenter m_-3960476525175842082gmail-CToWUd CToWUd\" src=\"https:\/\/ci3.googleusercontent.com\/proxy\/q-KE2DcD3gaLS4B_BoxE-E1BHaODshgTgNVWrMMKoO50Yk1QoYlHk7JYDVJl0SV4-pArUObfafbTtSVkI7eHfrFnkL759xuOG1VPIHqfqDD4Cl7IzQo=s0-d-e1-ft#http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho27.png\" alt=\"\" width=\"597\" height=\"448\" \/><\/a><\/p>\n<p>Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Suldaan Abshir Xasan Cali oo ugu horeyn halkaa ka Hadley madasha Caleemsaarkiisa ayaa sheegay in uu Suldaan u yahey Guud ahaanba Beesha Akisho ee Somaliland degta iskamarkaana, uu ugu wada shaqeyn doono Cadaalad iyo Sinaan iyo xeerkii dhaqan lahaan jirey waxaanu Suldaanku ku dheeraadey in aanu isagu shakhsi ahaan xilka dhaqan ee lasaarey u ogolin olole iyo doonasho,iyo awood iyo xiniinyo uu leeyahey balse uu yahey xil loo gartey oo ay beeshu u igmatey una dooratey sidaa daraadeedna aanu dhinaciisa wax uu ka hagran doonaa jirin isagoo u mahad celiyay guud ahaanba Salaadiinta,Ugaasyada,Cuqaasha,Siyaasiyiinta,masuuliyiinta iyo marti sharafta mudan iyo marwaba leh ee kasoo qeyb galey Caleemasaarkiisa soona ajiibey caano shubka iyo martiqaadka Xaflada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho15.png\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-wp-image-27986 m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-aligncenter m_-3960476525175842082gmail-CToWUd CToWUd\" src=\"https:\/\/ci5.googleusercontent.com\/proxy\/168F951PDjBcPlsG9D8TaeP4chSf3OjgC4xDHHrt26SFpCxeZhoXBcB1_H19ssgUZSYTbQPIWMmwpYwnshZ55fzRUhqQRCF_FxbCqYz3A6qPhomqi5Y=s0-d-e1-ft#http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho15.png\" alt=\"\" width=\"599\" height=\"449\" \/><\/a><\/p>\n<p>Suldaanka Guud ee Sacad Muuse Suldaan Mawliid Ibraahim Cali(sabeyse),oo isaguna halkaa hadal ka jeediyay ayaa ku dheeraadey in aan madaxda dhaqanka iyo Salaadiinta guud ahaanba looga baahneyn in ay ku milmaan Siyaasada isagoo kasoo horjeestey hadalada Salaadiin kale oo Suldaanka la caleemasaarey ku booriyay in uu ka ag dhawaado Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada,waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadley Ugaas Xawaareeye,Ugaas Ibraahim Cabdi Kaahin(Jilba Dhige),\u00a0 Suldaan Shariif Batuun,Ugaas Maxamed Cabdilaahi(jabane),Ugaas Cabdirisaaq Koosaar,Suldaan Xasan Hobohobo,Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho19.png\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-wp-image-27987 m_-3960476525175842082gmail-m_-6544244555393892237gmail-aligncenter m_-3960476525175842082gmail-CToWUd CToWUd\" src=\"https:\/\/ci6.googleusercontent.com\/proxy\/tY3NrP3vs0LPxta9XoiCKB56Ye2pnwcbLA_ymxYkaYVInB4Bw-Blm7xSD1PTvrB6OrgQyZI2UmKlyBRKaTX-q7fjP5MG72hqhE7RdMefuQ_KP5Ezpeo=s0-d-e1-ft#http:\/\/hargeisapress.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Akisho19.png\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"443\" \/><\/a><\/p>\n<p>Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame oo ka Hadley Munaasibada Caleemasaarka ayaa isagu sheegay in ay soo dhaweynayaan Salaadiinta kasoo biirey Sariflayaasha maadaama uu Suldaan Abshir Xasan Cali yahey Suldaankii sadexaad ee Sariflayaasha kaga soo kordhey Madaxdhaqameedka Somaliland.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu Caleemasaarey Deegaanka Goray Hargeysa, (GLN) \u2014 Beesha Akisho ee katirsan Beelaha Somaliland ee Dega Gobolka Gabiley ayaa maanta Suldaankii Guud ee Beeshaasi\u00a0 ay doorteen Lagu caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley Suldaan Abshir Xasan Cali oo ay ku caana shubeen Salaadiin iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4702,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4701","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4703,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4701\/revisions\/4703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4702"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}