{"id":4766,"date":"2016-12-15T12:03:34","date_gmt":"2016-12-15T12:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4766"},"modified":"2016-12-15T12:03:34","modified_gmt":"2016-12-15T12:03:34","slug":"khasaare-ka-dhashay-qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdishosawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4766","title":{"rendered":"Khasaare Ka Dhashay Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho waxay sheegayaan in uu qarax ka dhacay magaalada uuna dilay ugu yaraan hal ruux.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/20161215636173786452810196Qarax-10.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/20161215636173786551045724Qarax-13.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/20161215636173786364332949Qarax-7-1.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/20161215636173786052096007Qarax-4-2.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow tiyaatarka qaranka ee magaalada.<\/p>\n<p>Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii gaaariga qarxay waday, sida ay sheegeen laamaha ammaanku<\/p>\n<p>Jeneraal Goobaale oo Muqdisho lagu dilay<\/p>\n<p>Sawirada qaraxa suuq ku yaal Moqdisho<\/p>\n<p>Waxay xaqiijiyeen in qofkaasi uu ahaa nin is qarxiyay, gaarigun uu ahaa nooca raaxada.<\/p>\n<p>Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay seddax qof oo shacab ah, sida uu sheegay sarkaal laamaha amniga ka<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">tirsan.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho<\/p>\n<p>Qaraxan wuxuu imaanayaa ayadoo maanta la filayo in Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Source:-BBCsomali<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho waxay sheegayaan in uu qarax ka dhacay magaalada uuna dilay ugu yaraan hal ruux. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow tiyaatarka qaranka ee magaalada. Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii gaaariga qarxay waday, sida ay sheegeen laamaha ammaanku Jeneraal Goobaale oo Muqdisho lagu dilay Sawirada qaraxa suuq ku yaal Moqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4767,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4768,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4766\/revisions\/4768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}