{"id":4769,"date":"2016-12-15T12:15:36","date_gmt":"2016-12-15T12:15:36","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4769"},"modified":"2016-12-15T12:15:36","modified_gmt":"2016-12-15T12:15:36","slug":"xukumada-dalka-jermalka-oo-masaafuriyay-qaxooti-reer-afghanistan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4769","title":{"rendered":"Xukumada Dalka Jermalka oo masaafuriyay qaxooti reer Afghanistan ah."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dawladda Jermalka ayaa masaafurisay dadkii u horeeyay ee reer Afghanistan ah ee ku guul daraysta in magangalyo laga siiyo dalkaas.<\/p>\n<p>Masaafurinta dadkan waxaa loo cuskaday heshiis ay labada dal gaareen bishii tobnaad ee sanadkan 2016-ka, kaas oo dhigayay in si khasab ah loo masaafurin karo dadka aan laga aqbalin codsiyada magangalyo.<\/p>\n<p>Diyaarad wada 50 ruux oo reer Afghanistan ah ayaa subaxii hore ee Khamiista ka dagtay magaalada Kabul.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38155049\">Sirdoon Jermal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38102579\">Jaajuus shaqadiisa ku waayay jacayl<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-36974190\">Dalxiiseyaal ajaaniib ah oo Afghanistan lagu weeraray<\/a><\/p>\n<p>Boqolaal dad ah oo masaafurintan ka soo horjeeda ayaa mudaaharaad dhigay iyaga oo sheegaya in Afghanistan aysan ahayn meel nabadgalyo ah ayna u badantahay in dadka la celiyo ay cadaadis la kulmaan.<\/p>\n<p>Dawladda Jermalka ayaa sanadkii hore qaadatay sagaal boqol oo kun oo qaxooti ah.<\/p>\n<p>Dadkaas badankoodu waxay ka soo jeedaan, Suuriya, Ciraaq iyo Afghanistan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Jermalka ayaa masaafurisay dadkii u horeeyay ee reer Afghanistan ah ee ku guul daraysta in magangalyo laga siiyo dalkaas. Masaafurinta dadkan waxaa loo cuskaday heshiis ay labada dal gaareen bishii tobnaad ee sanadkan 2016-ka, kaas oo dhigayay in si khasab ah loo masaafurin karo dadka aan laga aqbalin codsiyada magangalyo. Diyaarad wada 50 ruux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4771,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4769\/revisions\/4771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}