{"id":4894,"date":"2016-12-18T10:53:03","date_gmt":"2016-12-18T10:53:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4894"},"modified":"2016-12-18T10:53:03","modified_gmt":"2016-12-18T10:53:03","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-tacsiya-udiray-ehelkii-uu-ka-baxay-marxuum-abwaan-xuseen-cabdi-xirsi-boon-xirsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4894","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Abwaan Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Bahda fanka iyo Suugaanta<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/siilaanyo09%2826%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p align=\"center\"><strong><u>TACSI MADAXWEYNE<\/u><\/strong><\/p>\n<p align=\"center\"><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p align=\"center\">\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Bahda fanka iyo Suugaanta, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee\u00a0<strong>Marxuum Abwaan Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi)<\/strong>\u00a0\u00a0oo ku geeriyooday\u00a0<em>18\/12\/2016<\/em>, magaalada Hargeysa laguna aasay xabaalaha masalaha maanta.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey\u00a0\u00a0hal abuur ku suntan taariikhda inta Af-soomaaliga ku hadasha iyo ta shacbiga Somalilandba, waxaanu door muhiima ka qaatay tilmaanta iyo toosinta quluubta shacbiga Somaliland gaar ahaan wakhtiyadii adkaa ee uu dalku ka<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">soo gudbay. Abwaanku waxa uu\u00a0\u00a0tusaale wanaagsan u ahaa bahda fanka iyo suugaanta, kaalintiisuna waa mid ku banaanan doonta shacbiga Somaliland iyo inta Afka Soomaaliga ku hadasha, lana tebi doono.<\/span><\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo,\u00a0Bahda fanka iyo Suugaanta, Waayeelka, Waxgaradka, aqoonyahanka,\u00a0Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xuseen Aadan Cige (Deyr)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada\u00a0\u00a0JSL.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Bahda fanka iyo Suugaanta TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Bahda fanka iyo Suugaanta, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4895,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4896,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4894\/revisions\/4896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}