{"id":4897,"date":"2016-12-18T11:00:46","date_gmt":"2016-12-18T11:00:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4897"},"modified":"2016-12-18T11:00:46","modified_gmt":"2016-12-18T11:00:46","slug":"musharax-craxmaan-cirro-oo-dhammbaal-tacsi-ah-u-diray-marxuum-abwaan-xuseen-cabdi-xirsi-boon-xirsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4897","title":{"rendered":"Musharax C\/raxmaan Cirro Oo Dhammbaal Tacsi Ah U Diray Marxuum Abwaan Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi)-"},"content":{"rendered":"<p><strong>Tacsi Musharax Dr C\/raxmaan Cirro<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Innaa-lilaahi Wa Innaa -lilaahi Raajicuun<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI, ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi CIRRO isagoo ku haddlaya magaciisa ka hoggaanka xisbiga WADDANI,ka laamaha debada iyo magaca dhammaan taageerayashaa xisbiga WADDANI wuxuu\u00a0Taccis\u00a0tiiraanyo leh u dirayaa,Abwaanada Fanaaniinta bahda Sugaanta iyo Majaajileystayaasha eheladii asxaabtii, qaraabadii,qoyskii uu ka baxay\u00a0Alle ha u naxariistee Marxuum <strong>Xuseen Cabdi Xirsi [Boon Xirs)<\/strong>oo xaley oo taariikhdu ahayd (18\/12\/2016) ku geeriyooday magaalada Hargeysa,waxaana uu u geeriyoodey xannuun ku soo boodo ahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Musharax C\/raxmaan Cirro ayaa Marxuum Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi) ku sifeeyey muwaadin dal Jacayl iyo dad Jacayl badan,isla markaana nabada door weyn ka soo qaatay halgankii dib u xorraynta dalka somaliland,isagoo sidoo kalena marxuumka kaalin culus ka qaatay barbaarinta korinta afka hooyo ee dhinaca hal abuurnimada .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Musharax C\/raxmaan Cirro wuxu eebe uga baryayaa\u00a0<strong>Marxuum\u00a0<\/strong><strong>Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi)<\/strong> in uu\u00a0jannadii fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qoyskii , qaraabadii, &amp; shacabka reer Somaliland ee uu ka baxayna marxuumku uu samir iyo iimaan saadiqa Illaahay ka siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Aaamiin&#8230;&#8230;&#8230;.Aamiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tacsi Musharax Dr C\/raxmaan Cirro \u00a0 Innaa-lilaahi Wa Innaa -lilaahi Raajicuun &nbsp; Musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI, ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi CIRRO isagoo ku haddlaya magaciisa ka hoggaanka xisbiga WADDANI,ka laamaha debada iyo magaca dhammaan taageerayashaa xisbiga WADDANI wuxuu\u00a0Taccis\u00a0tiiraanyo leh u dirayaa,Abwaanada Fanaaniinta bahda Sugaanta iyo Majaajileystayaasha eheladii asxaabtii, qaraabadii,qoyskii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4898,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4899,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4897\/revisions\/4899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}