{"id":490,"date":"2016-08-25T20:31:44","date_gmt":"2016-08-25T20:31:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=490"},"modified":"2016-08-25T20:31:44","modified_gmt":"2016-08-25T20:31:44","slug":"deg-deg-qarax-wayn-oo-cawa-dhacay-nawaaxiga-xeebta-liido-ee-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=490","title":{"rendered":"DEG DEG: Qarax wayn Oo Cawa dhacay Nawaaxiga Xeebta Liido Ee Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<article id=\"post-53181\" class=\"post-53181 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>muqdisho(GLN)_Wararka ka imanay casimada somaliya ee muqdisho ayaa sheegayaa in cawa Qarax wayni\u00a0 ka dhacay nawaaxiga Xeebta Liido ee degmada C\/casiis, iyadoo qaraxa kadib la maqlayo rasaas culus.<span id=\"more-53181\"><\/span><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka rasmiga ah ee uu qaraxa ka dhacay, warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa baabuur uu ka dhacay meelo ku dhow maqaayado ku yaala hareeraha xeebta Liido.<\/p>\n<p>Qaraxa ka hor waxaa magaalada Muqdisho qeybo ka mid laga maqlay rasaas iyo jug culus oo u muuqatay madaafiic la soo riday.<\/p>\n<p>SIkasta ha ahaate qaraxayadan\u00a0 ayaanay wax war ah ka soo bixi cida gaystay<\/p>\n<p>Wixii warar ee ku soo kordha kala soco<\/p>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>muqdisho(GLN)_Wararka ka imanay casimada somaliya ee muqdisho ayaa sheegayaa in cawa Qarax wayni\u00a0 ka dhacay nawaaxiga Xeebta Liido ee degmada C\/casiis, iyadoo qaraxa kadib la maqlayo rasaas culus. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka rasmiga ah ee uu qaraxa ka dhacay, warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa baabuur uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":491,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/490\/revisions\/492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}