{"id":4913,"date":"2016-12-18T17:52:04","date_gmt":"2016-12-18T17:52:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4913"},"modified":"2016-12-18T17:54:14","modified_gmt":"2016-12-18T17:54:14","slug":"muuqaalkii-xiisaha-iyo-xulashada-lahaa-wq-cabdi-muse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=4913","title":{"rendered":"Muuqaalkii Xiisaha iyo Xulashada Lahaa. WQ: Cabdi Muse"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Mar kasta oo aan hiifitaan iyo haaraan kula kaco warbaahinta Somalilaand, haddana waxa i dejiya markan aan muuqaalkan oo kale daawado. Waxa aan dareemaa in weli dad nool yihiin. Waxa aan dareemaa halabuurnimada aqoontu ku dhisan tahay ee saxaafaddu ay muhiim u tahay horumarka iyo u-adeegista nolosha bulshada. Waxa aan dareemaa inay joogaan dadkii aqoonta, hibada iyo halabuurnimada u lahaa warbaahintu Somaliland joogaan ama ay dadka Somaliland ku dhex jiraan.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Waxa dhawaan soo baxay documentary filim runtii aad u qiimo badan oo farriin culus xanbaarsan. Waxaana documentary loogu magac daray <\/span><i><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">\u201cHALKII AAN KA IMI 2AAD: Xalka Waxbarasho La\u2019aanta Migi.\u201d <\/span><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">\u00a0<\/span><\/i><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Runtii waa documentary film ka hadlaya waaqaca dhabta ah ee dadka miyiga haysa. Wuxuu iftiiminayaa dhibta waxbarasho iyo culayska waxbarasho la\u2019aanta, iyo xalka laga bixi karo. Wuxuuna sida oo kale uu hore u soo saaray. \u201c<\/span><i><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">\u201cHALKII AAN KA IMI 1AAD: Dhibta Waxbarasho La\u2019aanta Miyiga.\u201d <\/span><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">\u00a0<\/span><\/i><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Waxa aan hambalyeynayaa suxufiga CABDISHAKUUR XAAJI MUXUMED MUUSE (Heersare) oo sameeyey documentary filimkaa. Runtii wuxuu muujiyey dadaal wax ku ool ah oo uu dadka ku wacyigeliyey, Iyadoo uu muuqaalkaa laga arkyo guushii ka dhalatay halkii aan ka imi 1aad oo uu hore u soo saaray, isla markaana wiilkii ku jiray uu deeq waxbarasho helay.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Wuxuu soo bandhigay Cabdishakuur muqaal aad u yaab badan <\/span><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">oo xanbaarsan dhib iyo xal is barkan. Wuxuu muujiyey in dadka miyigu isku tashan karaan oo ay ka bixi karaan dhibta waxbarasho la\u2019aanta iyagoon cid kale wax ba ku sugin sida ay yeeleen dadka ku dhaqana deegaanka Dhooboyweyn. <\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Kollay ba aniga aad ayuu ii deeqay documentary filimkaasi. Weriyaasha kale waxa aan ku boorin lahaa sidaa Cabdishakuur Heersare yeela oo barnaamijyo dhaxal gala soo sameeya. Weliba weriyeyaasha ka soo jeeda deegaanno ay dhibaato ka jirto ha soo bandhigaam dhibtaan, iyagoo adeegsanaya xifraddooda weriyenimo. Weriyaasha kale ee sida Cabdishakuur ummada waxa wanaagsan u horseedaya idinlkood waan bogaadinayaa oo waan salaamayaa.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Ciiddii aan daawan documentary filkimkaas waxay ka daawan kartaa Youtube-ka oo uu ku jiro, ama halkan links-yadan ku dhafta oo halkaa ka daawada:\u00a0 <\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">1. <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=I6l23434T5c\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=I6l23434T5c<\/a><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">2. <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=CCf9j42TyDU\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=CCf9j42TyDU<\/a><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Haddii kale ka dhigo sida Cabdishakuur inoo sheegay waxa aynu ka sugnaaba waa soo saarista 3aad ee halkii aan ka imi.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">Qalinkii: Cabdi Muuse<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify\"><span style=\"color: #000000;font-family: Calibri\">qanciyejaamac@gmail.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mar kasta oo aan hiifitaan iyo haaraan kula kaco warbaahinta Somalilaand, haddana waxa i dejiya markan aan muuqaalkan oo kale daawado. Waxa aan dareemaa in weli dad nool yihiin. Waxa aan dareemaa halabuurnimada aqoontu ku dhisan tahay ee saxaafaddu ay muhiim u tahay horumarka iyo u-adeegista nolosha bulshada. Waxa aan dareemaa inay joogaan dadkii aqoonta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4914,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-4913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4913"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4917,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4913\/revisions\/4917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}