{"id":499,"date":"2016-08-26T07:20:40","date_gmt":"2016-08-26T07:20:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=499"},"modified":"2016-08-26T07:20:40","modified_gmt":"2016-08-26T07:20:40","slug":"weerarkii-xalay-ka-dhacay-xeebta-liido-ee-magalada-muqdisho-oo-la-soo-gabo-gabeeyaysawiiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=499","title":{"rendered":"Weerarkii Xalay ka Dhacay Xeebta Liido Ee Magalada Muqdisho Oo La Soo Gabo Gabeeyay(Sawiiro)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Ciidamada Ammaanka Somaliya\u00a0 ayaa xalay saqdii dhexe abaarihii 3-dii habeenimo soo afjaray howl galkii ka socda Maqaayada Banaadir Beach ee ku taal Xeebta Liido, halkaasoo\u00a0 ay Kooxda Al-Shabaab weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday.<span id=\"more-53200\"><\/span><\/p>\n<p>Weerarka ayaa bilowday abaarihii 8-dii fiidnimo oo qadar dhiman, waxaana ciidamada ammmaanka ay muddo saacado ah la dagaalamayeen dabley hubeysan oo gudaha u gashay maqaayada.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay gudaha u galeen maqaayada, ayna dileen dableydii hubeysneyd Gobta ku sugnayd.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Ammaanka ayaa xaqiijiyay dhamaan goobta amnigeeda, maleeshiyaadkii ku jiray waa toogteen, xaalada iminka waa caadi\u201dayuu yiri Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in sagaal Qof ay ku dhinteen weerarkii xalay, waxaana ka mid ahaa labo ka mid ah ciidamada ammaanka iyo labo nin oo dabley ah.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa soo bad baadiyay illaa labaatameeyo Qof oo maqaayada ku go\u2019doomay markii uu weerarka bilowday.<\/p>\n<p>\u201cSagaal qof oo shan ka mid ah ay shacab ay aheyd ayaa ku dhintay weerarka, labo ciidamada ammaanka, labo qofna oo shacabna waa dhaawacmeen\u201dayuu yiri Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah dableydii fulisay weerarka, isagoo dhaawac qaba, waxaana ninkan ahaa kii waday gaariga waxyaabaha qarxa saarnaa, kaasoo aanay u suura gelin sidii uu rabay.<\/p>\n<p>Dadka la aqoonsaday ee weerarkaas ku dhintay waxaa ka mid ah\u00a0Dr. Ibraahim Cali Xasan oo ka yimid dalka Jarmalka, waxaana dhaqtarkan uu dhowaan ka furay Muqdisho xarun caafimaad oo lagu magacaabo Somali\/Jarmal Hospital.<\/p>\n<p>Maqaayada la weeraray ayaa ah maqaaxi caan ah oo ah goob dhalinyarada ay ku caweeyaan, waxaana soo gaaray bur bur xooggan, iyadoo la damiyay dab ka dhashay rasaastii xalay ku socotay dhismaha maqaayada.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay mas\u2019uuliyada weerarka, isla markaana dagaalyahanadooda la wareegeen gudaha maqaayada.<\/p>\n<p>Sikasta ha ahaate mudooyinkii ugu danbeyay wax si kordhayey weerarada kooxda Al-shabab ay la beegsanayaan masuulinta xukumda somaliya iyo Gobaha Hotelada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayada.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53201\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayada.png\" alt=\"weerar maqaayada\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayadaa.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53202\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayadaa.png\" alt=\"weerar maqaayadaa\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayad9.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53203\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqaayad9.png\" alt=\"weerar-maqaayad9\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53204\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad.png\" alt=\"weerar-maqayad\" width=\"640\" height=\"512\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53205\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad1.png\" alt=\"weerar-maqayad1\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53206\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad2.png\" alt=\"weerar-maqayad2\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53207\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad4.png\" alt=\"weerar-maqayad4\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayada.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53212\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayada.png\" alt=\"weerar-maqayada\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53211\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad8.png\" alt=\"weerar-maqayad8\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53210\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad7.png\" alt=\"weerar-maqayad7\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53209\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/weerar-maqayad5.png\" alt=\"weerar-maqayad5\" width=\"720\" height=\"576\" \/><\/a><\/p>\n<h1><\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Ciidamada Ammaanka Somaliya\u00a0 ayaa xalay saqdii dhexe abaarihii 3-dii habeenimo soo afjaray howl galkii ka socda Maqaayada Banaadir Beach ee ku taal Xeebta Liido, halkaasoo\u00a0 ay Kooxda Al-Shabaab weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday. Weerarka ayaa bilowday abaarihii 8-dii fiidnimo oo qadar dhiman, waxaana ciidamada ammmaanka ay muddo saacado ah la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/499\/revisions\/501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}