{"id":5045,"date":"2016-12-21T10:51:17","date_gmt":"2016-12-21T10:51:17","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5045"},"modified":"2016-12-21T10:51:17","modified_gmt":"2016-12-21T10:51:17","slug":"mudaharadyo-lagaga-soo-horjeedo-madaxweynaha-congo-oo-sababay-dhimashada-20-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5045","title":{"rendered":"Mudaharadyo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Congo Oo Sababay Dhimashada 20 Qof"},"content":{"rendered":"<p>In Kabadan\u00a0 20 Qof Ayaa Lasheegay Inay Ku Dhinteed\u00a0 Iska Hor Imaad Dhex Maray\u00a0 Dad Gadoodsanaa Oo Mudaharaadayay Iyo Ciidamada Ammanka .<\/p>\n<p>Iska\u00a0 Hor Imaadkan Ayaa Kadhacay\u00a0 Caasimadda Dalka\u00a0 Congo Kinshasa. Dadkan Mudharadayay Ayaa\u00a0 Madaxweynaha Ka Dalbaday Inuu Xilka Iskaga Dego , Maadaama Uu Guul Daraystay Ayay Yidhaaheen.<\/p>\n<p>Dadkan Dhintay\u00a0 Waxa Dilay\u00a0 Ciidamada Ammanka\u00a0 Oo Xabbad Ku Furay Sida \u00a0Ay Sheegeen Dad Goob Joogayaal Ah.<\/p>\n<p>Mr. Kabila Oo Dalka Xukumaya 15 Sano Ayaa\u00a0 Lafilayaa In Muddo Xileed Kiisu Ku Idil Yahay\u00a0 Isaniinta Soo Socota, Laakiinse\u00a0 Waxa Sidoo Kale Lasheegayaa\u00a0 In\u00a0 Loo Kirdhiyay Illaa 2018 Ka .<\/p>\n<p>Mucaradka Mr. Kabila Ayaa Shegaya\u00a0 In Diidmada\u00a0 Inuu Xilka Wareejiyo Ay <span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><span id=\"MainContent_lblArticle2\">Tahay\u00a0 Nooc Afganbi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In Kabadan\u00a0 20 Qof Ayaa Lasheegay Inay Ku Dhinteed\u00a0 Iska Hor Imaad Dhex Maray\u00a0 Dad Gadoodsanaa Oo Mudaharaadayay Iyo Ciidamada Ammanka . Iska\u00a0 Hor Imaadkan Ayaa Kadhacay\u00a0 Caasimadda Dalka\u00a0 Congo Kinshasa. Dadkan Mudharadayay Ayaa\u00a0 Madaxweynaha Ka Dalbaday Inuu Xilka Iskaga Dego , Maadaama Uu Guul Daraystay Ayay Yidhaaheen. Dadkan Dhintay\u00a0 Waxa Dilay\u00a0 Ciidamada Ammanka\u00a0 Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5046,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5047,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5045\/revisions\/5047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}