{"id":5067,"date":"2016-12-21T13:36:22","date_gmt":"2016-12-21T13:36:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5067"},"modified":"2016-12-21T13:36:22","modified_gmt":"2016-12-21T13:36:22","slug":"madaxweynaha-somaaliya-xasan-sheekh-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiir-ku-xigeenka-dalka-joordan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5067","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiir Ku Xigeenka Dalka Joordan"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud ayaa maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Soomalaiya ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka dalka Jordan, oo soo gaadhsiiyay dhambaal uu ka siday boqorka dalkaas oo lagu magacaabo Cabdalla A-thani Abnu Hussen.<\/p>\n<p>Boqorka ayaa dhambaalka uu u soo dirray madaxweyna Xassan Sheekh u soo wakiishay ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka wasaarrada maalgashiga dalka Jordan oo Muqdisho oo gaadhay.<br \/>\n1<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/index%2873%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud ayaa dhambaalkaasi uu ka guddoomay Dr Jawaad Al-anaani, isaga oo intaa kaddib warbixin ka siiyay sidda boqortooyada Jordan ugu hellan tahay xiriirka iyo<br \/>\niskaashiga Soomaaliya iyo Jordan, isaga oo dhinaca kalana amaanay doorashooyinka<\/p>\n<div><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><\/span><br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><\/span><\/div>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"> <span id=\"MainContent_lblArticle2\">ka socdalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga mahad celiyey boqorka dalka Jordan dhambaalka uu u soo diray, waxaa uu sheegay in labada dal ay yihiin labo dowladood oo walaalnimo taariikhi ah ay ka dhaxeysoo,<br \/>\nsidoo kale waxa uu xusay madaxweynuhu in la joogo waqtigii uu bilaaban lahaa dedaalka Jordan ay uga qeyb-qaadaneyso horumarka iyo dib u dhiska Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca maashaariicda wax soo-saarka iyo adeegyada kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud ayaa maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Soomalaiya ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka dalka Jordan, oo soo gaadhsiiyay dhambaal uu ka siday boqorka dalkaas oo lagu magacaabo Cabdalla A-thani Abnu Hussen. Boqorka ayaa dhambaalka uu u soo dirray madaxweyna Xassan Sheekh u soo wakiishay ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5068,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5069,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5067\/revisions\/5069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}