{"id":5070,"date":"2016-12-21T13:43:37","date_gmt":"2016-12-21T13:43:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5070"},"modified":"2016-12-21T13:43:37","modified_gmt":"2016-12-21T13:43:37","slug":"meydka-safiirkii-ruushkee-la-dilay-oo-xalay-gaadhay-magaalada-moscow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5070","title":{"rendered":"Meydka Safiirkii Ruushkee La Dilay Oo Xalay Gaadhay Magaalada Moscow"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka ayaa sheegay in shirqoolki lagu dilay safiirki Ruushka u fadhiyey magaalada Ankara aysan dhaawici doonin xiriirka ka dhaxeeya labada waddan.<\/p>\n<p>Kadib marki ay labada madaxweyne ay qadka telefoonka ku wada hadleen, ayuu madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan sheegay in labada hogaamiye ay isla garteen in la ballaariyo wada shaqeynta labada wadan, gaar ahaan arrinta Suuriya.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/07762F38-F9E4-4AEA-98B4-A8BD68228BC7_cx0_cy3_cw0_w987_r1_s_r1.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi ku daray in weerarkii Isniintii uusan dhaawici doonin xiriirka labada waddan.<\/p>\n<p>Salaasadii, wasiirada arrimaha dibada ee Turkiga iyo Ruushka ayaa si wada jir ah ubaxyo u dul dhigay sawirka Safiirki hore ee Ruushka u fadhiyey Turkiga Andrei Karlov,<\/p>\n<p><span id=\"spnCOntent\">kaasoo nin hubeysani ku Isniintii ku toogtay Magaalada Ankara.<\/span><\/p>\n<p>Meydka Safiirka ayaa xalay gaadhay magaalada Moscow, iyadoona ay la socotay xaaska uu ka geeriyooday Andrie Karlov.<\/p>\n<p>VOA-Somali<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka ayaa sheegay in shirqoolki lagu dilay safiirki Ruushka u fadhiyey magaalada Ankara aysan dhaawici doonin xiriirka ka dhaxeeya labada waddan. Kadib marki ay labada madaxweyne ay qadka telefoonka ku wada hadleen, ayuu madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan sheegay in labada hogaamiye ay isla garteen in la ballaariyo wada shaqeynta labada wadan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5071,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5072,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5070\/revisions\/5072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}