{"id":5078,"date":"2016-12-21T14:13:42","date_gmt":"2016-12-21T14:13:42","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5078"},"modified":"2016-12-21T14:13:42","modified_gmt":"2016-12-21T14:13:42","slug":"doon-u-rarnayd-ganacsato-soomaali-ah-oo-ku-degtay-bada-magaalada-boosaaso-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5078","title":{"rendered":"Doon U Rarnayd Ganacsato Soomaali Ah Oo Ku Degtay Bada Magaalada Boosaaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay"},"content":{"rendered":"<p>Doon u rarnayd ganacsato soomaali ah ayaa ku degtay xeebaha magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Sida uu Hadhwanaagnews u xaqiijiyey ganacsade Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen(Shidaar) oo ka mid ah ganacstada ay dooontaasi u rarnayd kaas oo sheegay in doontu degtay iyada oo dekeda magaalada Boosaaso u jirta wax ka yar 15km.<\/p>\n<p>Doontan ayaa siday kuntan oo raashin ah kaas oo iskugu jiray Daqiiq Iyo Bariis isla markaana ay saarnaayeen 12 qof oo ka soo kala jeeday dalalka somaliland Iyo Hindiya.<\/p>\n<p>Laba qof oo u dhashay dalka somaliland ayaa magacyadooda lagu sheegay Maxamed Aadan Cali(Guray) Iyo Siyaad Daahir(Curaagte).<\/p>\n<p>Ciidamada bada maamul goboleedka Puntland oo hawl gal badbaadin ah ka galay bada<\/p>\n<div><\/div>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">magaalada Boosaaso ayaa ku soo badbaadiyey lix qof oo hindi ah iyo mid somaliland ah, waxaana ilaa hada la baadi goobayaa afar qof oo hindi ah iyo mid soomaliland ah.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Doontan oo lagu magaacabi jiray Qaabili ayaa ku dhacday bada magaalada Boosaaso ka dib markii ay habeenimadii roobab xoogani ka da\u2019een bada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doon u rarnayd ganacsato soomaali ah ayaa ku degtay xeebaha magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland. Sida uu Hadhwanaagnews u xaqiijiyey ganacsade Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen(Shidaar) oo ka mid ah ganacstada ay dooontaasi u rarnayd kaas oo sheegay in doontu degtay iyada oo dekeda magaalada Boosaaso u jirta wax ka yar 15km. Doontan ayaa siday kuntan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5079,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5080,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5078\/revisions\/5080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}