{"id":5096,"date":"2016-12-22T10:46:45","date_gmt":"2016-12-22T10:46:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5096"},"modified":"2016-12-22T10:46:45","modified_gmt":"2016-12-22T10:46:45","slug":"14-askeri-oo-ka-tirsan-ciidanka-turkiga-oo-lagu-dilay-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5096","title":{"rendered":"14 askeri Oo Ka Tirsan Ciidanka Turkiga Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidamada dalka Turkiga waxay sheegayaan in 14 askeri looga dilay dagaal ay la galeen ururka la baxay Khilaafada Islaamka.<\/p>\n<p>Dagaalka ayey sheegeen inuu ka dhacay meel u dhow magaalada Al-Bab ee dalka Suuriya, halkaas oo daacish ay maamusho.<\/p>\n<p>Waxaa loo maleynayaa inay tahay tiradii ugu badneyd ee Turkiga hal maalin uga dhimatay dagaalka uu daacish kula jiro.<\/p>\n<p>Xukuumadda Ankara ayaa gudaha u gashay dalka Suuriya bishii Augusta ee sanadkan.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37296801\">Turkiga iyo US oo &#8220;duulaan ku ah&#8221; Raqa<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37630282\">Turkiga: Waxaan dilnay 50 ka tirsan Daacish<\/a><\/p>\n<p>Ciidamada waxay sheegayaan in inkabadan 130 mintidiin ah lagu dilay dagaalkaasi.<\/p>\n<p>Magaalada lagu dagaallamay oo qiyaastii 20km u jirta xuduudda Turkiga, wuxuu duullaan ku socdaa seddax bilood.<\/p>\n<p>Ciidamada Turkiga waxay caawinayaan mucaaradka Suuriya, si ay daacish halkaas uga saaraan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p class=\"story-body__h1\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Turkiga waxay sheegayaan in 14 askeri looga dilay dagaal ay la galeen ururka la baxay Khilaafada Islaamka. Dagaalka ayey sheegeen inuu ka dhacay meel u dhow magaalada Al-Bab ee dalka Suuriya, halkaas oo daacish ay maamusho. Waxaa loo maleynayaa inay tahay tiradii ugu badneyd ee Turkiga hal maalin uga dhimatay dagaalka uu daacish [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5098,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5096\/revisions\/5098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}