{"id":5121,"date":"2016-12-22T12:23:56","date_gmt":"2016-12-22T12:23:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5121"},"modified":"2016-12-22T12:23:56","modified_gmt":"2016-12-22T12:23:56","slug":"koooxo-dhalinyaro-ah-oo-weerar-ku-qaaday-hotel-maansoor-ee-magalada-hargeysa-oo-xisbiga-waddani-xaflad-ku-laha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5121","title":{"rendered":"Koooxo Dhalinyaro Ah Oo Weerar ku Qaaday  Hotel Maansoor Ee Magalada Hargeysa Oo Xisbiga Waddani Xaflad ku Laha."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Aan Heybtooda Si Rasmi Ah Loo Garaneen Ayaa Waxaa ay weerar ku soo qaadeen Hotel Maansoor oo maanta xisbiga Waddani xaflad soo dhaweyn ah ugu sameynayaayey Tageerayaal cusub oo ka soo diga rogtey xisbiga Kulmiye isla markaana ka soo jeeda deeganada waqooyiga Hargeysa .<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Ciidanka ilaalada Huteelka Maansoor \u00a0iyo kooxahan dhalinarda ah ayaa isku faro baxsadey ka dib markii ay kooxahani isku dayeen in ay xoog ku soo galaan Hotelka oo ay rabshado ka dhex sameyaan balse ciidanka gaarka u ah Hotel Maansoor ayaa waxaa ay isticmaaleen Rasaas si ay u kala eryaan kooxahani \u00a0isla markaana waxa in<\/p>\n<div><\/div>\n<p><span id=\"spnCOntent\">muddo ah la maqlaayey dhawaqa rasaasta iyada \u00a0oo ay dhalinyadrani isticmaalayeen dhagaxaan ay ku shiidayeen ilaalada Hotelka .<\/span><\/p>\n<p>Si kastaba ha ahatee waxaaa si nabad galyo ah ku soo dhamaatey xaflada soo dhaweynta ah ee xisbiga Waddani u sameyaay tageerasha cusub ee ku soo biiray xisbigooda ee ka soo jeeda deeganda Waqooyiga Hargeysa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Aan Heybtooda Si Rasmi Ah Loo Garaneen Ayaa Waxaa ay weerar ku soo qaadeen Hotel Maansoor oo maanta xisbiga Waddani xaflad soo dhaweyn ah ugu sameynayaayey Tageerayaal cusub oo ka soo diga rogtey xisbiga Kulmiye isla markaana ka soo jeeda deeganada waqooyiga Hargeysa . Ciidanka ilaalada Huteelka Maansoor \u00a0iyo kooxahan dhalinarda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5122,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5123,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5121\/revisions\/5123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}