{"id":5166,"date":"2016-12-23T11:50:00","date_gmt":"2016-12-23T11:50:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5166"},"modified":"2016-12-23T11:50:00","modified_gmt":"2016-12-23T11:50:00","slug":"xalab-oo-si-buuxda-gacanta-ugu-gashay-dowladda-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5166","title":{"rendered":"Xalab oo si buuxda gacanta ugu gashay dowladda Suuriya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidamada dalka Suuriya waxay shaaciyeen guul inay ka gaareen magaalada Xalab ee dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Daad gureyntii ka socotay halkaas ayaa dhammaatay, dhammaan shacabka iyo mucaaradka ayaa laga saaray deegaanadii go&#8217;doonsanaa.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37594610\">Ruushka oo diidan qorshaha nabadda ee Xalab<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38036710\">Duqeyntii ugu xumeyd oo ka dhacday Xalab<\/a><\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Falanqeyn: Dagaalkii Xalab maxaa xigi doono?<\/figcaption><\/figure>\n<p>Arrintaas ayaa ah in ciidamada dowladda ay si buuxda u qabsadeen Xalab, waxaana la arkayay ayagoo dabaaldegaya.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-2\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-2wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo: Xalab, dagaalka ka hor iyo ka dib<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waa guushii ugu weyneyd ee madaxweynaha Suuriya Bishar Al-Asad uu gaaray muddadii dagalka uu dalkaasi ka socday.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah ciidamada galay deegaanadii go&#8217;doonsanaa ayaa sheegay inay sii soconayaan illaa Suuriya oo dhan ay ka qabsanayaan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Suuriya waxay shaaciyeen guul inay ka gaareen magaalada Xalab ee dalka Suuriya. Daad gureyntii ka socotay halkaas ayaa dhammaatay, dhammaan shacabka iyo mucaaradka ayaa laga saaray deegaanadii go&#8217;doonsanaa. Ruushka oo diidan qorshaha nabadda ee Xalab Duqeyntii ugu xumeyd oo ka dhacday Xalab Falanqeyn: Dagaalkii Xalab maxaa xigi doono? Arrintaas ayaa ah in ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5167,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5168,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166\/revisions\/5168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}