{"id":5169,"date":"2016-12-23T12:12:03","date_gmt":"2016-12-23T12:12:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5169"},"modified":"2016-12-23T12:12:03","modified_gmt":"2016-12-23T12:12:03","slug":"hogaamiyayaasha-jamhuuriyada-dimuqaraadiga-kongo-oo-heshiis-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5169","title":{"rendered":"Hogaamiyayaasha  Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo Oo Heshiis gaadhay."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiyayaasha mucaaradka ee Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo ayaa sheegay in ay heshiis ku saabsan qaabkii loo maareyn lahaa xilliga kala guurka dalkaasi ay la galeen xisbiga talada dalkaasi haya.<\/p>\n<p>Balse mas&#8217;uuliyiinta kaniisadaha oo dhexdhexaadinayay labada dhinac, ayaa sheegay inay wali jiraan arrimo aan heshiis laga gaarin, balse ay suurtagal tahay in maanta la kala saxiixdo heshiis.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi wuxuu dhigayaa in madaxweyne Joseph Kabila uu sii haya xilka ilaa iyo dhamaadka sanadka 2017-ka inkastoo wakhtigiisii uu dhamaaday.<\/p>\n<p>Waxaa la magacaabi doonaa Ra&#8217;iisal Wasaare kasoo jeeda dhanka mucaaradka.<\/p>\n<p>Kabila wuxuu xukunka qabtay laba jeer taasoo uu dastuurku u oggolyahahy. Lakiin doorashadii la filayay in ay waddanka ka dhacdo ayaa la baajiyay waxaana ka dhashay qalalaaso kadib markii Kabila uu diiday inuu xilka ka dago.<\/p>\n<p>Dowladdu wali kama aysan hadlin heshiiskan ay mucaardku shaaciyeen.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p class=\"story-body__h1\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyayaasha mucaaradka ee Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo ayaa sheegay in ay heshiis ku saabsan qaabkii loo maareyn lahaa xilliga kala guurka dalkaasi ay la galeen xisbiga talada dalkaasi haya. Balse mas&#8217;uuliyiinta kaniisadaha oo dhexdhexaadinayay labada dhinac, ayaa sheegay inay wali jiraan arrimo aan heshiis laga gaarin, balse ay suurtagal tahay in maanta la kala saxiixdo heshiis. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5170,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5169"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5172,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5169\/revisions\/5172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}