{"id":5179,"date":"2016-12-23T13:06:04","date_gmt":"2016-12-23T13:06:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5179"},"modified":"2016-12-23T13:06:04","modified_gmt":"2016-12-23T13:06:04","slug":"khasaaraha-ka-dhashay-iska-hor-imaad-ka-dhacay-magalada-gaalkacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5179","title":{"rendered":"Khasaaraha Ka dhashay Iska Hor Imaad ka Dhacay Magalada Gaalkacayo"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<blockquote><p>Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad khasaare sababay uu halkaa ku dhaxmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-41017\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/download-4.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"download\" width=\"300\" height=\"169\" \/><br \/>\nDad ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa HOL u sheegay in iska horimaadkan saakay uu ka dhacay xaafadda Garsoor, waxaana ku dhintay ilaa iyo hadda inta la ogyahay labo ruux.<\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n<p>Lama oga ujeedada ka danbeysa dagaalkan iyo cida bilaawday iska horimaadka dhacay, waxaana jirta xiisad colaadeed.<\/p>\n<p>Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku hishiiyay in la joojiyo colaada magaalada Gaalkacyo,\u00a0 waxaana todobaadyadii ugu danbeeyay shacabka reer Gaalkacyo ay ku naaloonayeen nabad iyo xaalad degenaasho.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 Gaalkacyo oo ah magaalo ganacsi ayaa waayadii ugu danbeeyay magan u aheyd dagaal aan dhamaad laheyn iyo xiisad colaadeed oo u dhaxeeya labada maamul ee magaalada labadeeda dhinac ka kala<br \/>\narimiya,\u00a0 inkastoo haddana ay socdaan dadaalo\u00a0 la doonayo in Gaalkacyo lagu nabadeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad khasaare sababay uu halkaa ku dhaxmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug. Dad ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa HOL u sheegay in iska horimaadkan saakay uu ka dhacay xaafadda Garsoor, waxaana ku dhintay ilaa iyo hadda inta la ogyahay labo ruux. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5180,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5181,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5179\/revisions\/5181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}