{"id":5196,"date":"2016-12-24T11:03:03","date_gmt":"2016-12-24T11:03:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5196"},"modified":"2016-12-24T11:03:03","modified_gmt":"2016-12-24T11:03:03","slug":"jarmalka-oo-baaraya-shabakadda-uu-xiriirka-la-lahaa-anis-camri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5196","title":{"rendered":"Jarmalka oo baaraya &#8220;shabakadda&#8221; uu xiriirka la lahaa Anis Camri"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Baarayaasha dalka Jarmalka ayaa billaabay baaritaan ay ku sameynayaan in Anis Camri uu lahaa shabakad taageersan falkii uu sameeyay.<\/p>\n<p>Ninkaasi oo lagu toogtay dalka Taliyaaniga ayaa weerar gaari uu u adeegsaday ku qaaday suuq ku yaalla Berlin Wuxuu u dhashay dalka Tunisia.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo:Gaari dad lagu dardarsiiyay suuq ku yaala Jarmalka<\/figcaption><\/figure>\n<p>Saraakiisha dalkaasi waxay sidoo kale baarayaal sida Anis Camri uu uga baxsaday in la musaafuriyo.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37129783\">Jarmalka oo indhashareerka laga mamnuucayo<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38389293\">Jarmalka oo dardar galiyay baadigoobka dadkii weerarka gaystay<\/a><\/p>\n<p>Waxaa kaloo la eegayaa sababta laamaha amniga ay u joojiyeen baaritaankii ay ku hayeen, maadaama looga shakiyay inuu xiriir la lahaa &#8220;islaamiyiin xagjir lagu tilmaamay.<\/p>\n<p>Inakstoo aad loo baadi goobayay, Anis Camri, wuxuu awood u yeeshay inuu Yurub ku dhex safro ka hor intaan lagu toogan Milan, Jimcihii.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxay sheegtay in dowladda ay sare u qaadeyso amniga ka dib weerarkaasi 12 ka qof ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarayaasha dalka Jarmalka ayaa billaabay baaritaan ay ku sameynayaan in Anis Camri uu lahaa shabakad taageersan falkii uu sameeyay. Ninkaasi oo lagu toogtay dalka Taliyaaniga ayaa weerar gaari uu u adeegsaday ku qaaday suuq ku yaalla Berlin Wuxuu u dhashay dalka Tunisia. Daawo:Gaari dad lagu dardarsiiyay suuq ku yaala Jarmalka Saraakiisha dalkaasi waxay sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5198,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5196\/revisions\/5198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}