{"id":5202,"date":"2016-12-24T11:21:21","date_gmt":"2016-12-24T11:21:21","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5202"},"modified":"2016-12-24T11:21:21","modified_gmt":"2016-12-24T11:21:21","slug":"xukumada-mareykanka-oo-markii-ugu-horeysay-ka-digatay-in-loo-safro-dalka-urdun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5202","title":{"rendered":"Xukumada Mareykanka Oo Markii Ugu Horeysay  ka digatay in loo safro Dalka  Urdun."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa waxa ay soo saartay digniin dhanka safarka ah oo saameynaysa dalka Urdun oo dhan, sababtuna waxa ay ku sheegtay &#8220;khatar ka iman karta kooxaha argagixisada&#8221; kaddib weerraradii ay dhawaantan dadka badan ku dhinteen.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxa ay sheegtay in kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamiga ah iyo kuwa gacansaarka la leh ay dalkaasi &#8220;kasii wadayaan inay weerraro ka gaystaan&#8221;.<\/p>\n<p>In ka badan 10 qof, oo uu ka mid ahaa dalxiise u dhashay dalka Canada, ayaa lagu dilay weerraro tan iyo todobaadkii hore ka dhacayay dalka Urdun.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sidoo kale muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan dalka Masar uga digtay khatar noocaasi oo kale ah, kaddib weerraro xiriir ah oo halkaasi ka dhacay.<\/p>\n<p>Waxa ay kula talisay in aanay u safrin gacanka Siinay iyo gobollada galbeedka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa Urdun u arka mid dowr muhiim ah ka ciyaaraya dagaalka lagaga soo horjeedo dagaalyahanada Daacish.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa waxa ay soo saartay digniin dhanka safarka ah oo saameynaysa dalka Urdun oo dhan, sababtuna waxa ay ku sheegtay &#8220;khatar ka iman karta kooxaha argagixisada&#8221; kaddib weerraradii ay dhawaantan dadka badan ku dhinteen. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamiga ah iyo kuwa gacansaarka la leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5203,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5204,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5202\/revisions\/5204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}