{"id":5284,"date":"2016-12-26T06:20:14","date_gmt":"2016-12-26T06:20:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5284"},"modified":"2016-12-26T06:20:14","modified_gmt":"2016-12-26T06:20:14","slug":"raysal-wasaaraha-somaliya-oo-kulan-la-yeeshay-xildhibaanada-maamul-goboleedka-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5284","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Maamul Goboleedka Jubbaland."},"content":{"rendered":"<p>Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa bilaabay xod-xodashada iyo kasbashada Xildhibaanada laga soo doortay gobolada, iyadoo Musharax walba uu dadaal ugu jiro sidii uu u heli lahaa kalsoonida Xildhibaanada.<span id=\"more-61028\"><\/span><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xilka sii haya ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Cumar C\/rashadiid ayaa shalay kulan qado u sameeyay Xildhibaanada\u00a0labada aqal ee Baarlamaanka iyo Aqalka sare ee\u00a0\u00a0Jubbaland,<\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid ayaa\u00a0kala hadlayay sidii ay taageero u siin lahaayeen maadaama uu kamid yahay Muwaadiniinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya ee dhawaan doorashadeedu ka dhici doonta dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Cumar ayaa ka codsaday Xildhibaanada labada aqal in codkooda ay siiyaan, si dalka wax badan ugu qabto. Wuxuu sheegay in hadii uu ku guuleysto qabashada xilka madaxtinimo ee dalka uu wax badan qaban karo, islamarkaana qibradiisa uu kaga faaiideynayo dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">C\/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xubnaha Aqalka sare kasoo galay Jubbaland ayaa soo dhaweeyey Musharaxnimada R.Wasaare Cumar, wuxuna xusay Soomaaliya in ay u baahan tahay Hoggaan iyo isbadal wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadiisa dhawaan dhici doonta, wuxuna horey u shaaciyey Musharaxnimadiisa \u00a05-tii bishii September ee sanadkan 2016.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-3.jpg\"><br \/>\n<\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61030\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-4.jpg\" alt=\"cumar-qado-4\" width=\"648\" height=\"432\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61031\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-5.jpg\" alt=\"cumar-qado-5\" width=\"648\" height=\"364\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61032\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado-6.jpg\" alt=\"cumar-qado-6\" width=\"648\" height=\"432\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61033\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado.jpg\" alt=\"cumar-qado\" width=\"648\" height=\"432\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61034\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cumar-qado1.jpg\" alt=\"cumar-qado1\" width=\"648\" height=\"432\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa bilaabay xod-xodashada iyo kasbashada Xildhibaanada laga soo doortay gobolada, iyadoo Musharax walba uu dadaal ugu jiro sidii uu u heli lahaa kalsoonida Xildhibaanada. Ra\u2019iisul Wasaaraha xilka sii haya ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Cumar C\/rashadiid ayaa shalay kulan qado u sameeyay Xildhibaanada\u00a0labada aqal ee Baarlamaanka iyo Aqalka sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5285,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5286,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5284\/revisions\/5286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}