{"id":5378,"date":"2016-12-28T13:02:30","date_gmt":"2016-12-28T13:02:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5378"},"modified":"2016-12-28T13:04:33","modified_gmt":"2016-12-28T13:04:33","slug":"dallada-dhalinyarada-somaliland-ee-sonyo-oo-loo-doortay-gudoomiye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5378","title":{"rendered":"Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Loo Doortay Gudoomiye Cusub"},"content":{"rendered":"<div class=\"page-header\">\n<p class=\"single-title\">Hargeysa(GLN)- Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood\u00a0ee u danbeeyey uu shirwaynahoodii Sideedaad ee yeeshaan \u00a0uga socday magaalada Hargeysa gaar ahaana Hotel Ambassador, ayaa waxay ku doorteen gudoomiye cusub oo dallada hagi doona labada sano ee socda.<\/p>\n<\/div>\n<section class=\"post_content clearfix\">Waxaana shirwaynahan uu ahaa mid lagu dooranayay gudoomiyaha cusub ee hagi doona dallada dhalinyarada SONYO labada sano ee soo socda.Waxaana booska gudoomiyaha dallada SONYO u tartamayay laba murashaxa oo kala ah Cabdicasiis Siciid Saalax iyo Cabdicasiis Xirsi Warsame.<\/p>\n<p>Waxaana loo doortay inuu noqdo gudoomiyaha dallada dhalinyarada SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax isaga oo Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ahaa murashaxii la tartamayay uu u tanaasulay.<\/p>\n<p>Ergooyinkii ka soo qayb galay shirwaynahan ayaa waxay sidaasi cod gacan taaga ku ansixiyeen Cabdicasiis Siciid Saalax inuu noqdo gudoomiyaha dallada dhalinayarada Somaliland ee SONYO.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-19-493x740.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5379\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-19-493x740.jpg\" alt=\"\" width=\"493\" height=\"740\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-19-493x740.jpg 493w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-19-493x740-200x300.jpg 200w\" sizes=\"auto, (max-width: 493px) 100vw, 493px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News-Desk<\/p>\n<\/section>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)- Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood\u00a0ee u danbeeyey uu shirwaynahoodii Sideedaad ee yeeshaan \u00a0uga socday magaalada Hargeysa gaar ahaana Hotel Ambassador, ayaa waxay ku doorteen gudoomiye cusub oo dallada hagi doona labada sano ee socda. Waxaana shirwaynahan uu ahaa mid lagu dooranayay gudoomiyaha cusub ee hagi doona dallada dhalinyarada SONYO labada sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5379,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5378"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5382,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5378\/revisions\/5382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}