{"id":5455,"date":"2016-12-29T20:18:57","date_gmt":"2016-12-29T20:18:57","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5455"},"modified":"2016-12-29T20:18:57","modified_gmt":"2016-12-29T20:18:57","slug":"dadee-ayay-dhalinyarada-somaliland-kaga-qaybqadan-karta-siyaasada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5455","title":{"rendered":"DA&#8217;DEE AYAY DHALINYARADA SOMALILAND KAGA QAYBQADAN KARTA SIYAASADA DALKA"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Sida Golayaasha Qaranka Iyo Xukuumadaba Iyo Shuruudaha Looga Bahan Yahay Qofka Dhalinyarta ah?<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Marka hore aan ku bilaabo salaanta islaamka \u201dAsalamu calaykum wa raxmatulahi wa barakatu\u201d bacda salaan waxaan doonaya inaan isgarab dhig ku sameeyo dada ay dhalinyarada somaliland kaga qaybqaadan karan siyaasada dalka iyo golayaasha qaranka iyo dada dhalinyada Sweden ay kaga qaybqatan golayaasha qaran iyo xukuumadaha dalkan ka soo taliyay hadana ka taliya.Hadaan ku horeeyo ta dalkan aan ku noolahay ee Sweden qofka dhaliinyarta ah ee doonaya inuu ka mid noqdo golayaasha dalka looga taliyo iyo xukuumada inu ka mid noqda waxa shuruud ah oo ku xidhan:<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">1. Inuu yahay 18jir<\/span><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">\u00a0\u00a0 <\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">2. Inuu haysto dhalashada wadanka ama Citizenship.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Labadaas shuruudood aya bundhig u ah inay dhalinyada<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">dalkan Sweden ka mid noqdaan golaha barlamanka, Golaha wasiirada iyo Xildhibanada dawladaha hoose matala.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Aan u soo noqono ta Somaliland kolay waxan filaya inanay jirin shuruudaha sidan oo kale ah ee ay tahay inuu qofku ahaado da\u00b4 ka wayn 35 jir ama gaadhsiisan 40 jir, markaas ka dib uu qofku somalilander ka ah la leeyahay hada ayu ka mid noqon kara golayaasha iyo xubnaha xukuumadaba waayo waxa aan sidaas u leeyahay waxa maalin dhawayd ka qabsoomay magaalada hargaysa shirkii heer qaran ee dhalinyarada Somaliland laakiin aan dhihi karo ma ahayn shir dhalinyaro ee wuxuu ahaa shirkii odayaasha Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Waayo da\u00b4da dhalinyarada marka la sheegayo waa wixi ka bilaabma 15 jir ilaa 29 wixii intas ka wayn maha da dhalinyarnimo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Waxaanan sidaas u leeyahay waxaan ka mid ahayn ama aan xubin ka ahayn Xisbiga talada dalka Sweden hada haya ee la dhaho Social democracy.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Dhalinyada xisbigu waxaan ka koobanahay da\u00b4da u dhaxaysa 15 jir ilaa 29, waana da\u00b4daas dada la odhan karo waa dhalinyaro laakiin shirkii xisbiga kulmiye ee la dhahay waa kii dhaliinyaradu ma ahayn mid dhalinyaro ee wuxuu ahaa shirkii odayaasha, aniga oo aanay iga ahayn dhaleecayn iyo xumaan kale midnaba laakiin waxa kaliya ee ay iga tahay maxaa loo qorsheeyay dhalinyarada oo ah dadka ugu badan ee codeeya ahna dadka kaliya ee dalkan horumarin kara?<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Intaas Ayaan ku soo koobaya qoraalkaygan waxanan idinla wadaagi doona fikrado badan insha allah waxanan rajaynaya inan jawaabo u helo suaalaha aan qoralkaygan ku soo bandhigay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Cidkasta oo fikirado ku saabsan isoo siisana aan uga mahadcelin doono.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Hafeef: Midna wan ka hafeefanaya oo ma ihi qof ka mida am aka tirsan sadexda xisbi ee dalkena ka jira laakiin waxaan ahay muwadin jecel inuu dalkiisu la mid noqdo dadka kale maxaa yeelay quruxda iyo horumarka dalkasta waxaa hormuud ka ah dhalinyarada oo ah kuwo leh aragti durugsan oo cusub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Wabilaahi tawfiiq<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Nasir Mohamed (Sweden)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri;\">Email:raxeye_143@hotmail.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Golayaasha Qaranka Iyo Xukuumadaba Iyo Shuruudaha Looga Bahan Yahay Qofka Dhalinyarta ah? Marka hore aan ku bilaabo salaanta islaamka \u201dAsalamu calaykum wa raxmatulahi wa barakatu\u201d bacda salaan waxaan doonaya inaan isgarab dhig ku sameeyo dada ay dhalinyarada somaliland kaga qaybqaadan karan siyaasada dalka iyo golayaasha qaranka iyo dada dhalinyada Sweden ay kaga qaybqatan golayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-5455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5457,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5455\/revisions\/5457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}