{"id":5522,"date":"2017-01-01T06:13:13","date_gmt":"2017-01-01T06:13:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5522"},"modified":"2017-01-01T06:13:13","modified_gmt":"2017-01-01T06:13:13","slug":"taliyihii-ku-xigeenkii-ilaalada-madaxtooyada-soomaaliya-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5522","title":{"rendered":"Taliyihii ku xigeenkii ilaalada madaxtooyada Soomaaliya oo la dilay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in taliyihii ku xigeenkii ciidamada koofiya casta ee ilaalada madaxtooyada la dilay.<\/p>\n<p>Askeri ka tirsan ciidamada madaxtooyada Soomaaliya ayaa toogtay taliyaha sida uu BBC-da u sheegay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Shadoor Xaaji.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma cadda sababta uu askeriga u dilay Cabdi Cabdulle Qoorgaab, taliyihii ku xigeenkii ilaalada madaxtooyada.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38326331\">Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/37401441\">Jeneraal Goobaale oo Muqdisho lagu dilay<\/a><\/p>\n<p>Wararka qaar waxa ay sheegayaan in rasaasta ka dhacday gudaha madaxtooyada uu sidoo kale ku dhaawacmay askari kale.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in taliyihii ku xigeenkii ciidamada koofiya casta ee ilaalada madaxtooyada la dilay. Askeri ka tirsan ciidamada madaxtooyada Soomaaliya ayaa toogtay taliyaha sida uu BBC-da u sheegay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Shadoor Xaaji. Illaa iyo hadda ma cadda sababta uu askeriga u dilay Cabdi Cabdulle Qoorgaab, taliyihii ku xigeenkii ilaalada madaxtooyada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5524,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5522\/revisions\/5524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}