{"id":5608,"date":"2017-01-03T06:09:29","date_gmt":"2017-01-03T06:09:29","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5608"},"modified":"2017-01-03T06:09:29","modified_gmt":"2017-01-03T06:09:29","slug":"rabsho-ka-dhacday-xabsi-ku-yaalla-brazil-oo-56-ay-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5608","title":{"rendered":"Rabsho ka dhacday xabsi ku yaalla Brazil oo 56 ay ku dhinteen"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Saraakiisha dalka Brazil waxay sheegayaan in 56 maxbuus ay ku dhinteen dagaal ka dhacay xabsi dhexdiisa.<\/p>\n<p>Rabshada ayaa ka dhacday xabsi lagu magacaabo Anisio Jobim oo ku yaalla magaalada Manaus ee gobolka Amazonas.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa bilowday Axaddii, balse wuxuu dhammaaday 17 saacadood ka dib markii maxaabiista ay dib isu dhiibeen.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/36999036\">Sawirrada indhaha soo jiitay ee Olimbiga<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/38102820\">Madaxweynaha Brazil oo lagu eedeeyay musuqmaasuq<\/a><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah kuwa dhintay, waa la jarjaray, kuwana waa la gubay, sida saraakiisha dalkaasi ay sheegayaan.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">\u00a0Meesha uu ku yaallo xbsiga <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Masuuliyiinta xabsiga waxay sheegayaan in koox burcad ah oo ka howlgasha gudaha iyo dibadda xabsiga ay isku deyeen inay awoodda iyo maamulka la wareegaan.<\/p>\n<p>Xubnaha kooxdaasi ayaanan lagu xirin dhammaan xabsiyada kale ee dalkaasi.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Nawaaxiga uu ku yaallo xabsiga ayaa la cidleeyay waxaana ku sugan ciidamada oo keli ah <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Sawir muujinaya dhismaha xabsiga ay maxaabiiska ku dhinteen <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka cadaaladda ee Brazil ayaa u duulay Manaus, si uu ugala hadlo in xabsiyada kale la geeyo xubnaha burcadda ee halkaas ku xiran.<\/p>\n<p>Tiro maxaabiis oo baxsatay intii rabshada ay socotay ayaa dib loo soo qabtay.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha dalka Brazil waxay sheegayaan in 56 maxbuus ay ku dhinteen dagaal ka dhacay xabsi dhexdiisa. Rabshada ayaa ka dhacday xabsi lagu magacaabo Anisio Jobim oo ku yaalla magaalada Manaus ee gobolka Amazonas. Dagaalka ayaa bilowday Axaddii, balse wuxuu dhammaaday 17 saacadood ka dib markii maxaabiista ay dib isu dhiibeen. Sawirrada indhaha soo jiitay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5609,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5608","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5610,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5608\/revisions\/5610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}