{"id":563,"date":"2016-08-28T07:30:25","date_gmt":"2016-08-28T07:30:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=563"},"modified":"2016-08-28T07:30:26","modified_gmt":"2016-08-28T07:30:26","slug":"xukumada-turkiga-oo-markii-ugu-horeysay-sheegtay-in-askari-ka-tirsan-ciidankeeda-lagu-dilay-dagaal-ka-dhacay-gudaha-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=563","title":{"rendered":"Xukumada Turkiga Oo Markii Ugu Horeysay  Sheegtay  In Askari ka Tirsan Ciidankeeda Lagu Dilay Dagaal ka Dhacay Gudaha Dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_xukumada Turkiga ayaa markii ugu Horeysay xaqiijisay<\/p>\n<p>in askari ka tirsan ciidankeeda\u00a0 lagu dilay waqooyiga Suuriya, kadib dagaal ay la galeen dagaalyahanada Kurdiyiinta ah.<span id=\"more-53358\"><\/span><\/p>\n<p>ciidamada Milateriga dalka\u00a0 Turkiga ayaa todobaadkii hore gudaha u galay Suuriya, iyagoo taageero siinaya mucaaradka ayaa\u00a0 la wareegay magaalada Jarablus oo u dhow xuduuda wadankaasi.<\/p>\n<p>Askariga Turkiga eelagu dilay waqooyiga Suuriya ayaa noqonaya askarigii ugu horeeyay ee lagu dilo duulaanka Turkiga ku qaaday gudaha dalka\u00a0 Suuriya.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ka dhacay meel ku dhow Jarablus, waxaana Milateriga Turkiga uu taageero siinayay dagaalyahanada Mucaaradka waddanka suuriya oo xukumada\u00a0 madaxwayne Asad dagaal kula jira.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa ku hanjabay inuu ka sifeynayo magaalooyinka u dhow xuduuda kooxaha Kurdiyiinta iyo Kooxda IS.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate Askarigan Turikaga ayaa noqonayaa kii ugu horeysay ee lagu dilo wadanka suuriya\u00a0 tan iyo bilawgii markii xukumada\u00a0 dalka Turkigu ay faraha la gashay Arrimaha dalka Suuriya.<\/p>\n<h5 id=\"js_2s\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a id=\"js_2z\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_xukumada Turkiga ayaa markii ugu Horeysay xaqiijisay in askari ka tirsan ciidankeeda\u00a0 lagu dilay waqooyiga Suuriya, kadib dagaal ay la galeen dagaalyahanada Kurdiyiinta ah. ciidamada Milateriga dalka\u00a0 Turkiga ayaa todobaadkii hore gudaha u galay Suuriya, iyagoo taageero siinaya mucaaradka ayaa\u00a0 la wareegay magaalada Jarablus oo u dhow xuduuda wadankaasi. Askariga Turkiga eelagu dilay waqooyiga Suuriya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":564,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":565,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/563\/revisions\/565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}