{"id":5649,"date":"2017-01-04T05:53:27","date_gmt":"2017-01-04T05:53:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5649"},"modified":"2017-01-04T05:53:27","modified_gmt":"2017-01-04T05:53:27","slug":"qaar-ka-mid-ah-musharaxinta-madaxtinimada-somaliya-oo-kulan-kuyeeshay-magalada-muqdisho-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5649","title":{"rendered":"Qaar ka Mid ah Musharaxinta Madaxtinimada Somaliya Oo Kulan kuYeeshay Magalada Muqdisho (Sawiro)"},"content":{"rendered":"<p>Kulan saacado qaatay ayaa dhexmaray qaar kamid ah musharixiinta ugu cad cad\u00a0sanadkaan, waxaana kulanka uu\u00a0ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa u dhaxeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, musharax madaxweyne C\/qaadir Cosoble Cali iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulanka seddex geesoodka ah ayaa waxaa looga hadlay arimaha siyaasadda Soomaaliya iyo doorashooyinka ka dhacaysa dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wallow aan warar\u00a0rasmiya laga helin shirka gaarka ah ayaa haddana waxaa soo baxaya inuu jiro isbahaysi siyaasadeed oo ay sameynayaan musharixiinta ku kulmay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caasuumaada kulanka u fidiyay labada musharax ee uu la kulmay.<\/p>\n<p>Waxaa muuqaneyso inuu jiro isbahaysi siyaasadeed oo ay sameynayaan mushariixinta ku kulmay magaalada Muqdisho, kaasi oo ka dhan ah madaxweynaha tallada dalka haya.<\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed iyo C\/qaadir Cosoble Cali ayaa ah labo musharax oo isku heyb ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61702\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/1-1.jpg\" alt=\"1\" width=\"960\" height=\"637\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61703\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/2-1.jpg\" alt=\"2\" width=\"960\" height=\"637\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-61704\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/3.jpg\" alt=\"3\" width=\"480\" height=\"319\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan saacado qaatay ayaa dhexmaray qaar kamid ah musharixiinta ugu cad cad\u00a0sanadkaan, waxaana kulanka uu\u00a0ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka ayaa u dhaxeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, musharax madaxweyne C\/qaadir Cosoble Cali iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir. Kulanka seddex geesoodka ah ayaa waxaa looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5650,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5651,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5649\/revisions\/5651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}