{"id":5764,"date":"2017-01-06T12:11:53","date_gmt":"2017-01-06T12:11:53","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5764"},"modified":"2017-01-06T12:11:53","modified_gmt":"2017-01-06T12:11:53","slug":"booliiska-israaaiil-oo-baaritaan-musuqmaasuq-ka-sameeyay-guriga-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5764","title":{"rendered":"Booliiska Israaa\u2019iil oo baaritaan musuqmaasuq ka sameeyay guriga Netanyahu"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Booliiska Israa&#8217;iil ayaa su&#8217;aalo laaluush ku saabsan waydiiyay Ra&#8217;iisalwasaare Benjamin Netanyahu, waana baaritaankii labaad ee lagu sameeyo todobaadkan gudahiisa.<\/p>\n<p>Warbaahinta gudaha ayaa ku warantay in uu aqbalay hadiyado sharci darro ah oo ay siiyeen dad caan ah oo Israa&#8217;iil jooga, ganacsiyo caalami ah iyo waliba Hollywood.<\/p>\n<p>Benjamin Netanyahu ayaa si joogto ah ugu celceliyay in uusan wax khalad ah galin.<\/p>\n<p>Warbaaahintana wuxuu ku eedeeyay in ay yihiin khuraafaad isaga ka soo horjeeda.<\/p>\n<p>Booliiska Israa&#8217;iil ayaa sheegay in baareyaashu ay ra&#8221;iisal wasaaraha su&#8217;aalo ku soo waydiiyeen guriga rasmiga ah ee uu ka dagan yahay magaalada Qudus.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38449355\">Netanyahu oo hakiyay qorshe cod loogu qaadi lahaa deegaamaynta bariga Qudus<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37974751\">Israel: Waxaa laga doodayaa in la dhimo dhawaaqa codbaahiyeyaasha aadanka Masaajidyada<\/a><\/p>\n<p>Shan saac ayaa la waydiinayay su&#8217;aalo la xiriiri eedaymo musuqmaasuq la xiriira iyo arrin kale oo aan la shaacinin.<\/p>\n<p>Netanyahu iyo xaaskiisa Sara ayaa marar kala duwan oo hore lagu soo eedeeyay fadeexado ay ka mid yihiin eedaymo la xiriira in ay si xun u isticmaaleen dhaqaalaha dawladda.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<p><span class=\"image-and-copyright-container\"> Sources;Bbcsomali<\/span><span class=\"media-caption__text\"><br \/>\n<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Israa&#8217;iil ayaa su&#8217;aalo laaluush ku saabsan waydiiyay Ra&#8217;iisalwasaare Benjamin Netanyahu, waana baaritaankii labaad ee lagu sameeyo todobaadkan gudahiisa. Warbaahinta gudaha ayaa ku warantay in uu aqbalay hadiyado sharci darro ah oo ay siiyeen dad caan ah oo Israa&#8217;iil jooga, ganacsiyo caalami ah iyo waliba Hollywood. Benjamin Netanyahu ayaa si joogto ah ugu celceliyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5765,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5766,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5764\/revisions\/5766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}