{"id":5829,"date":"2017-01-08T11:30:09","date_gmt":"2017-01-08T11:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5829"},"modified":"2017-01-09T15:19:18","modified_gmt":"2017-01-09T15:19:18","slug":"shiinaha-oo-qorsheynaya-dhismaha-waddo-tareen-oo-isku-xirta-kismaayo-iyo-lamu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5829","title":{"rendered":"Shiinaha oo qorsheynaya dhismaha waddo tareen oo isku xirta Kismaayo iyo Lamu"},"content":{"rendered":"<article id=\"post-61999\" class=\"post-61999 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Dowladda Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado wadamada ku yaala bariga qaarada \u00a0Africa, waxaana ku baxaya balaayiin doolar.<\/p>\n<p>Sida uu baahiyay CNN TV , dowladda Shiinaha ayaa dooneysa inay dhisto wado tareen oo isku xireysa magaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya iyo degmada Lamu ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Bishii octobar ee sanadkii la soo dhaafay Shiinaha ayaa furay dhismaha waddo tareen oo isku xireysa wadamada\u00a0Ethiopia iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Waddadaasi oo dhererkeeda uu gaarayo 750 KM ayaa waxaa ku baxay dhaqaalo gaaraya 4 bilyan oo doolat.<\/p>\n<p>Waxaa dhaqaalaha iyo dhismahaba qeyb ka qaadanaya shirkado laga leeyahay dalka Shiinaha, waxaana dhawaan la filayaa inay furaan waddo tareen oo isku xireysa dalalka Kenya iyo Sudan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay qorsheynayaan inay dhisaan waddo tareen oo isku xirta magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Qorshaha kale ee shirkadaha Shiinaha ayaa ah inay dhisaan waddooyin isku xira dalalka Sudaanta koofureed, Uganda , Rwanda iyo Burundi, iyadoo qorshaha uu yahay isku xirka\u00a0 shacabka dalalka Africa, sida ay sheegeen masuuliyiin u hadlay Shiinaha.<\/p>\n<p>Qorshaha laga leeyahay dhismaha waddada tareen ee isku xireysa magaalada Kismaayo iyo Lamu ayaanan laga bixin xog dheeraad ah.<\/p>\n<p>Laakiin waxaa hadafka guud lagu sheegay in fursad loo helaa in magaalooyinka dekadaha leh si toos ah dhaqdhaqaaqooda loo helaa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/waddo-tareen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-62000\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/waddo-tareen.jpg\" alt=\"waddo-tareen\" width=\"451\" height=\"253\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado wadamada ku yaala bariga qaarada \u00a0Africa, waxaana ku baxaya balaayiin doolar. Sida uu baahiyay CNN TV , dowladda Shiinaha ayaa dooneysa inay dhisto wado tareen oo isku xireysa magaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya iyo degmada Lamu ee dalka Kenya. Bishii octobar ee sanadkii la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5830,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5829"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5875,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5829\/revisions\/5875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}