{"id":5854,"date":"2017-01-09T10:56:55","date_gmt":"2017-01-09T10:56:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5854"},"modified":"2017-01-09T10:56:55","modified_gmt":"2017-01-09T10:56:55","slug":"maxaa-lagu-xasuustaa-rafsanjani-madaxweynihii-hore-ee-iiraan-ee-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5854","title":{"rendered":"Maxaa lagu xasuustaa Rafsanjani Madaxweynihii hore ee Iiraan ee geeriyooday?"},"content":{"rendered":"<div class=\"story-body\">\n<p>Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da&#8217;da 82.<\/p>\n<p>Hogaamiyahan muxaafidka ah Ayatollah, ayaa qunyar socodkaasi ku tilmaamay saaxiib soo halgamay, walow uu jiray farqi u dhaxeeyay.<\/p>\n<p>Rafsanjani ayaa si weyn u taageersanaa madaxweynaha Iiraan ee haatan, Xasan Ruuxaani, kaasi oo ku tilmaamayba inuu yahay nin ku weyn kacaanka Islaamiga ah.<\/p>\n<p>Saddex maalmood oo baroor diiq ah ayaa looga dhawaaqay dalkaasi.<\/p>\n<p>Haddaba maxaa ugu muhiimsanaa waxyaabihii u hirgelay intii uu dalkaasi maamulayay? Su&#8217;aashaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu waydiiyay Cabdifitaax Nuur Ashkir, oo ah qoraa iyo cilmi baare ka faalooda arrimaha dunida Carabta iyo Islaamka, waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare, oo marka hore waxa aan waydiiyay waxa aan ka naqaan Rafsanjaani?<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da&#8217;da 82. Hogaamiyahan muxaafidka ah Ayatollah, ayaa qunyar socodkaasi ku tilmaamay saaxiib soo halgamay, walow uu jiray farqi u dhaxeeyay. Rafsanjani ayaa si weyn u taageersanaa madaxweynaha Iiraan ee haatan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5855,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5856,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5854\/revisions\/5856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}