{"id":593,"date":"2016-08-29T07:25:44","date_gmt":"2016-08-29T07:25:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=593"},"modified":"2016-08-29T07:25:44","modified_gmt":"2016-08-29T07:25:44","slug":"madaxwaynaha-dalka-turkiga-oo-si-wayn-u-difaacay-howlgalka-ay-ciidamadiisu-ka-wadaan-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=593","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Si Wayn U Difaacay Howlgalka ay Ciidamadiisu ka Wadaan Dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Hargeysa(GLN)_Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa\u00a0 Markii Ugu Horeysay Si Wayn u difaacay howlgalka ay ciidankiisa ka wadaan gudaha Dalka\u00a0 Suuriya.<\/p>\n<p>Madaxwayne Erdogan Waxa uu sheegay in duulaankaasi uu dadka rayidka ah u sahli karo in ay ku laabtaan deegaannada laga saaray ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga.<\/p>\n<p>Erdo\u011fan ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Gaziantep, oo todobaadkii hore qof isqarxiyay uu ku dilay in badan 50 qof oo xaflad aroos ka qeybgalayay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan\u00a0 ayaa sheegay in Turkiga uu sii wadayo waxa uu ugu yeedhay dagaalka ka dhanka ah ururada argagixisada ilaa iyo inta uu ka guuleysanayo.<\/p>\n<p>Goor sii horreysayna, milateriga Turkiga ayaa sheegay in uu dilay 25 ka mid ah dagaalyahaniinta Kurdiyiinta ah ee ka dagaallamaya Suuriya.<\/p>\n<p>Hasayeeshee kooxaha u ololeeya xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in duqeymo ay geysteen diyaaraha Turkiga ay 35 qof oo rayid ah ku dileen waqooyiga Suuriya.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate mudooyinkii ugu danbeyay waxa isa soo taraayey iska Horimaad ku dhexeya xukumada Turkiga iyo Kooxda Kurdiyiinta ah ee Ka Dagaalanta xadka u dhexeya laba dal.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa\u00a0 Markii Ugu Horeysay Si Wayn u difaacay howlgalka ay ciidankiisa ka wadaan gudaha Dalka\u00a0 Suuriya. Madaxwayne Erdogan Waxa uu sheegay in duulaankaasi uu dadka rayidka ah u sahli karo in ay ku laabtaan deegaannada laga saaray ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga. Erdo\u011fan ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Gaziantep, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":594,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/593","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=593"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":595,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/593\/revisions\/595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}