{"id":5939,"date":"2017-01-11T06:27:40","date_gmt":"2017-01-11T06:27:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5939"},"modified":"2017-01-11T06:27:40","modified_gmt":"2017-01-11T06:27:40","slug":"madaxweyne-obama-oo-jeediyay-khudbadiisii-ugu-dambeysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=5939","title":{"rendered":"Madaxweyne Obama oo jeediyay Khudbadiisii ugu dambeysay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.<\/p>\n<p>Hadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka billaabay.<\/p>\n<p>Dadka ayaa si weyn oo farxad leh ugu sabciyay Obama oo 20-ka bishan xilka ku wareejinaya Trump.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuu ka tagayo Mareykank wanaagsan, oo awood leh, iskuna duuban.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37946321\">Obama iyo Trump oo kulmay<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/38576137\">Afrika: Weedhihii Obama een weligood la iloobayn!<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/37091915\">Guantanamo Bay: Maxaabiis loo wareejiyay Imaaratka Carabta<\/a><\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay inuu shaqa wanaagsan qabtay sideedii sano ee xilka uu hayay.<\/p>\n<p>Haddaba maxaa la taaban karaa oo uu Obama ka bedelay siyaasadda gudaha ee Maraykanka ka dib sideed sano oo uu xukunka hayay?<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso<\/strong><\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Dhageyso: Obama iyo isbedelka uu sameeyay sideedii sano ee xukunka uu hayay<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wuxuu xusay guulaha uu gaaray, sida koboca dhaqaalaha, heshiiska nuclearka ee Iiraan, soo celinta xiriirka Kuuba, iyo xuquuqda dadka Mareykanka.<\/p>\n<p>Laakiin wuxuu sheegay in rajada mideynta qowmiyadaha Mareykanka oo uu ka dhawaajiyay xilliguu xilka qabtay ay weli suuragal tahay.<\/p>\n<p>Wuxuuna qiray in kala qeybsanaanta weli ay tahay mid xoog badan oo taagan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa. Hadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka billaabay. Dadka ayaa si weyn oo farxad leh ugu sabciyay Obama oo 20-ka bishan xilka ku wareejinaya Trump. Wuxuu sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5940,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5941,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5939\/revisions\/5941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}