{"id":6028,"date":"2017-01-13T12:22:24","date_gmt":"2017-01-13T12:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6028"},"modified":"2017-01-13T12:22:24","modified_gmt":"2017-01-13T12:22:24","slug":"baarlamanka-nigeria-oo-u-codeeyay-inay-magan-galyo-siiyaan-madaxwaynaha-laga-guuleystay-ee-gambiya-haduu-aqbalo-guul-darradiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6028","title":{"rendered":"Baarlamanka Nigeria Oo U Codeeyay Inay Magan Galyo Siiyaan Madaxwaynaha Laga Guuleystay Ee Gambiya Haduu Aqbalo Guul Darradiisa."},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dalka Nigeria\u00a0 ayaa cod u qaaday\u00a0 in lasiiyo\u00a0 magan galyo\u00a0 Madaxwayne\u00a0 Yahya Jammeh , hadii uu ogalaado in\u00a0 guul darraystay doorashadii dhawaan kadhacday dalka , oo uu sinabad ah u wareejiyo xilka.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha\u00a0 Nigeria iyo\u00a0 madax kale oo katirsan Africa\u00a0 ayaa lafilayaa jimcaha maanta inay u safraan\u00a0 dalka Gambia , iyaga oo u baxayo sidii ay\u00a0 dhex dhexaadin siyaasad u sameyn lahaayeen. Madaxdan ayaa lafilayaa inay ku qanciyaan Yahye Jammah inuu xilka wareejiyo.<\/p>\n<p>Madaxwayne Yahya ayaa ku andacoonaya in doorashada ay ku dhacday nidaam isdaba marin ah , sidaas darteed waxa uu\u00a0 sheegay inuu rabo\u00a0 in markale lagu celiyo dorashada,<\/p>\n<p>Adam Barrow oo ku guuleystay\u00a0 doorashadii dhawaan<\/p>\n<div><\/div>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle2\">kadhacday dalka ayaa sheegay dhankiisa\u00a0 inuu lawareegi doono marka lagaadho xilliga xilwareejintiisa\u00a0 19 januray.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dalka Nigeria\u00a0 ayaa cod u qaaday\u00a0 in lasiiyo\u00a0 magan galyo\u00a0 Madaxwayne\u00a0 Yahya Jammeh , hadii uu ogalaado in\u00a0 guul darraystay doorashadii dhawaan kadhacday dalka , oo uu sinabad ah u wareejiyo xilka. Madaxwaynaha\u00a0 Nigeria iyo\u00a0 madax kale oo katirsan Africa\u00a0 ayaa lafilayaa jimcaha maanta inay u safraan\u00a0 dalka Gambia , iyaga oo u baxayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6030,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6028\/revisions\/6030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}