{"id":6039,"date":"2017-01-14T18:28:00","date_gmt":"2017-01-14T18:28:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6039"},"modified":"2017-01-14T18:28:00","modified_gmt":"2017-01-14T18:28:00","slug":"guddoomiyaha-haayadda-shaqaalaha-dawlada-somaliland-oo-shahaado-sharaf-lagu-maamuusay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6039","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Haay&#8217;adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Gudoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada Sharmake Geelle oo dhalinyarada ururka YDAO ku maamuseen shahaado sharaf ay ku macneeyeen in uu ku soo baxay xog-ururin ay sameeyeen<\/strong><\/p>\n<p><strong>munaasibadan si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen dhalinyarada ku dhaqan caasimada Hargeysa\u00a0 ayaa xalay lagu qabtay hotelka bariga magalaada Hargeysa ee Mansoor<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/sh1%2812%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/sh2%2812%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>Kulankaas oo ay soo agaasimeen\u00a0 ururka dhalinyarada ee YDAO ayey muhiimadiisu ahayd soo bandhiga xog-ururin ay mudooyinkii u dambeeyey ka diyaariyeen dhalinyarada ku dhaqan caasimada Hargeysa iyagoo waydiinayey masuulka ay u arkaan in uu hannaan wanaagsan u wado shaqada qaranka loo igmaday<\/strong><\/p>\n<p><strong>Haddaba, waxaa xusid<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><strong> <span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">mudan in ay gudoomiyaha da\u2019da yar ee hogaamiya Hay\u2019adda shaqaalaha dawlada Sharmake Geelle ay gudoonsiiyeen shahaado sharaf ay ku sheegeen in uu noqday gudoomiyihii ugu codka badnaa xog-ururintii\u00a0 ay sameeyeen iyagoo goobtana ku soo bandhigay video muujinaya habkii ay xog-ururintaas u sameeyeen.<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/sh3%286%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/sh4%287%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>Gudoomiyaha Hay\u2019adda shaqaalaha oo goobta ka hadlay ayaa dhalinyarada uga mahadceliyey dhiirigalinta ay u muujiyeen isagoo sidoo kale xusay in aanu abaal marintan u arkayn xurmayn oo kaliya balse ay u noqon doonto xujo ah in uu halkaas kasii badiyo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Isku soo wada duubo, gudoomiyahan dhalinyarada ah ayaa u muuqda mid RAJO u abuuray dhalinayaradii caddaalada\u00a0 hamuunta badan u qabtay<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada Sharmake Geelle oo dhalinyarada ururka YDAO ku maamuseen shahaado sharaf ay ku macneeyeen in uu ku soo baxay xog-ururin ay sameeyeen munaasibadan si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen dhalinyarada ku dhaqan caasimada Hargeysa\u00a0 ayaa xalay lagu qabtay hotelka bariga magalaada Hargeysa ee Mansoor Kulankaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6040,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6041,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6039\/revisions\/6041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}