{"id":6097,"date":"2017-01-15T19:18:05","date_gmt":"2017-01-15T19:18:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6097"},"modified":"2017-01-15T19:18:05","modified_gmt":"2017-01-15T19:18:05","slug":"mareeyaha-wakalada-biyaha-burco-oo-shaqadii-ka-joojiyay-agaasimaha-shaqalaha-iyo-shaqada-ee-wakaladaasi-iyo-aqoonyahano-canbareeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6097","title":{"rendered":"Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimaha Shaqalaha Iyo Shaqada Ee Wakaladaasi Iyo Aqoonyahano Canbareeyay"},"content":{"rendered":"<p>Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Ayaa Shaqadi Ka Joojiyay Iyo Xilkii Agaasimaha Shaqada Iyo Shaqalaha Wakalada Biyaha Burco Axmed Aadan Xaaji Maxamed Oo La Sheegay Inuu Mareeyuhu Uu Saaka Xilka Kaga Qaaday Saababo La Xidhiidha Inay Isku Deegaanyihiin Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan,<\/p>\n<p>Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Ayaa Mudooyinki Udanbeeyay Ku Kacay Falal La Xidhiidha Inuu Shakhsiyaad Ka Tirsan Xisbiga Wadani Uu Ka Joojiyay Isla Markaana Ka Jaray Bihii Ku Jiray Gurigiisa Ee Ay Gacanta Ku Haysay Waakalada Biyaha Burco,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masuulkan U Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Uu Saaka Ka Qaaday Xilka Ayaa La Sheegay Inuu La Xidhiidhinayo Inay Isku Deegaan Yihiin Hogaamiyaha Xisbiga Mucaradka Ee Wadani<\/p>\n<div><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">Sida U Shabakada HadheanaagNews U Xaqiijiyay Cabdifataax Bashiir Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Kana Warhayaha Wakalada Biyaha Burco, <\/span><\/span><\/div>\n<p>qoonyahanka Oo Lasoo Xidhiidhay Shabakada HadhwanaagNews Ayaa Ku Bilabay Hadalka Sidan\u201d \u00a0Salaan Ka Dib Waxaan Idiiinla Soo Xidhiidhay Oo Aan Doonayaa Inaan Halkan Ka Canbaareeyo Inanka Maaamula Wakaalada Biyaha Mr Fadxi Oo Saaka Mid Ka Mida Shaqalaha Wakaalada Shaqada Ka Joojiyay Xafiiskii Uu Ka Shaqayn Jiray\u00a0,Runtii Waa Wax Aan Shuruucda Dalka Iyo Dhalinyarada Wadanka Midna U Cuntamin In Shaqada Laga Joojiyo Iyadoo Aan Wax Sabab Ah Oo Ku Cad\u00a0Xeer Lam 7\/96\u00a0Oo Uu Galay Aanay Jirin\u00a0AXMED AADAN XAAJI MAXAMED\u00a0Oo Ku Magacaownaa Madaxa Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee Wakaalada Biyaha Burco\u201dAyuu Yidhi Aqoonyahanku<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/maree%281%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>\u201d Axmed Aadan Xaaji Maxamed Waxaa Uu Ku Magacownaa Madaxa Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee Wakaalada Biyaha Burco,Keliya Wuxuu Shaqadiisa Ku Waayay Inay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Ay Isku Deegaan Kasoo Jeedaan Taasina Waa Wax Sharciga Shaqaalaha Dawlada Baalmarsan Mana Jirto Meel Uu Dhaqdhaqaaq Xisbi Ku Taageeray Bulshada Iyo Dhalinyarada Reer Burcaa Ka Markhaatiya.\u201dAyuu Yidhi C\/fatax Bashiir<\/p>\n<p>Ugu Danbayntiin Waxa Uu Canbarayay Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco\u201dWaxaan Kusoo Afmeerayaa Hadalkayga\u00a0Mr Fadxi\u00a0Isagoo Ku Fashilmay Maamulka Iyo Maaraynta Wakaalada Biyaha Burco Oo Burcoo Dhami Ogtahay,May Ahayn Inuu Shaqaalihiisiina Ku Daro, Waan Ka Xumahay Waanan Canbaaraynayaa, Waana Nasiib Darro Shacabka Iyo Shaqaalahaba Ku Habsatay\u201dAyuu Ku Afmeeray Hadalkiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Ayaa Shaqadi Ka Joojiyay Iyo Xilkii Agaasimaha Shaqada Iyo Shaqalaha Wakalada Biyaha Burco Axmed Aadan Xaaji Maxamed Oo La Sheegay Inuu Mareeyuhu Uu Saaka Xilka Kaga Qaaday Saababo La Xidhiidha Inay Isku Deegaanyihiin Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan, Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Ayaa Mudooyinki Udanbeeyay Ku Kacay Falal La [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6098,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6099,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6097\/revisions\/6099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}