{"id":62,"date":"2016-08-12T08:36:02","date_gmt":"2016-08-12T08:36:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=62"},"modified":"2016-08-12T08:36:02","modified_gmt":"2016-08-12T08:36:02","slug":"raysal-wasaare-ku-xigeenka-xukumada-somaliya-oo-ka-soo-hor-jeestay-qodob-ka-mid-ah-heshiiskii-madasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=62","title":{"rendered":"Raysal Wasaare Ku Xigeenka Xukumada  Somaliya Oo ka soo hor-jeestay qodob ka mid ah heshiiskii Madasha."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(www.Gacanlibaaxnews.com)_Raysal\u00a0 Wasaare kuxigeenka Xukumada\u00a0 Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Markii Ugu Horeysay ka soo hor-jeestay qodob ka mid ah heshiiskii Madasha Wada-tashiga qaran ee Somaliya , isaga oo ka hadlayay saami qeybsiga kuraasta aqalka sare ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland .<span id=\"more-51787\"><\/span><\/p>\n<p>Raysal Wasaare kuxigeenka ayaa isaga baxay shirka Madasha Wada-tashiga, markii la akhrinayay war murtiyeedka, isagoo qoonsaday in qoondadii Somaliland ee aheyd 11 xubnood aqalka sare laga jaray saddex xubnood.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay arrinkaas Saluug san yihin , isla markaana aanay aheyn mid u cuntami karta, isagoo dalbaday in Madasha Wada-tashiga qaran\u00a0 ee somaliya ay dib u eegaan qodobkaas.<\/p>\n<p>\u201cAniga ka mid baan ahay Madasha, runtiina wax badan oo fiicana ayay soo qabteen mudadii ay jirtan, laakiin waxaa moodaa qodobka ugu darnaa ee gocashada badan ka jirta waa qaabkii loogu qeybiyay beelaha dega Somaliland, cid kasta iyadaa taqaan sida ay u qeybsanayaan, ayaga in loo daayo aheyd dadka deegaankaasi waa is yaqaanaan, dowlad goboleedyadaba iyada qudhooda cid looma qoondeyn, marka waa in saami qeybsiga dib loogu noqdo\u201dayuu yiriRaysal Wasaare kuxigeenka Somaliya maxamed cumar carte.<\/p>\n<p>Madasha Wada-tashiga qaran ee somaliya\u00a0 ayaa isku raacay in saddex ka mid ah xubnaha aqalka sare ee Somaliland laga jaray, lana siiyay beelaha\u00a0 dega Sool, Sanaag\u00a0 iyo Buuhoodle, taasoo oo ay deegaanadaasi\u00a0 ku\u00a0 muran san yihin somaliland iyo Puntland\u00a0 ,taasina macnaheedu tahay in Puntland loogu daray saddex xubnood 11-kii xubnood ee ay heysatay aqalka sare somaliland .<\/p>\n<p>Hase ahaatee waxaa markii dambe Muran dheer iyo dagaal gacan ka hadal ah ka dib xaga danbe lagag daray\u00a0 labo xubnood\u00a0 xubnaha aqalka sare Somaliland, lana siiyay 10 xubnood Aqalka sare ah.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee odayaasha iyo Xildhbaanada ka soo jeeda Somaliland ayaa qaadacay go\u2019aanadii ka soo baxay Madasha wada- tashiga Qaran ee Somaliya oo Maalmihi ugu danbeyay hadal hayntiisu socotay\u00a0 ,<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(www.Gacanlibaaxnews.com)_Raysal\u00a0 Wasaare kuxigeenka Xukumada\u00a0 Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Markii Ugu Horeysay ka soo hor-jeestay qodob ka mid ah heshiiskii Madasha Wada-tashiga qaran ee Somaliya , isaga oo ka hadlayay saami qeybsiga kuraasta aqalka sare ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland . Raysal Wasaare kuxigeenka ayaa isaga baxay shirka Madasha Wada-tashiga, markii la akhrinayay war [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":63,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-62","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62\/revisions\/64"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}