{"id":6253,"date":"2017-01-18T13:56:39","date_gmt":"2017-01-18T13:56:39","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6253"},"modified":"2017-01-18T19:40:32","modified_gmt":"2017-01-18T19:40:32","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-magacaabay-badhasaabka-cusub-ee-gobolka-maroodi-jeex","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6253","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4495\/012017 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday<\/strong><\/p>\n<p>In Mudane, Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">Xuseen Aadan Cige (Deyr)<\/span><\/span><\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4495\/012017 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka; Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6271,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6255,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6253\/revisions\/6255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}