{"id":6378,"date":"2017-01-22T05:10:31","date_gmt":"2017-01-22T05:10:31","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6378"},"modified":"2017-01-22T05:10:31","modified_gmt":"2017-01-22T05:10:31","slug":"yaxya-jammeh-oo-isaga-tegay-gambia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6378","title":{"rendered":"Yaxya Jammeh oo isaga tegay Gambia"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay doorashadii bishii December .<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay masuuliyiinta ECOWAS , Mr Jammeh waxaa uu ka degay dalka Guinea , isagoo na uga sii gudbi doona dalka Equatorial Guinea.<\/p>\n<p>Yaxya Jammeh ayaa horay u diiday inuu aqbalo natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday bishii Diseembar ee aynu ka soo gudubnay.<\/p>\n<p>Talabadan ayaa timid iyadoo dhexdhexaadiyaal ka socda Galbeedka Qaarada Afrika ay sacadihii la soo dhaafay la kulmayeen Yaxye Jammeh.<\/p>\n<p>Dhexdhexaadiyayaasha ayaa Jammeh ku qanciyay inuu xilka banneeyo, inkastoo uusan wax fahfaahin ah ka bixinin heshiiska la gaaray.<\/p>\n<p>Ciidammada wadammada Galbeedka Afrika ayaa hakiyay qorshohoodii milateri ee ay doonayeen inay ku farageliyaan dalkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamadaasi ayaa Khamiistii ka talaabay xuduudda Gambia, saacado yar un kaddib markii la dhaariyey madaxweynaha cusub ee Gambia Adama Barrow , Waxaana Adama Barrow lagu dhaariyey gudaha safaaradda Gambia ay ku leedahay dalka Senegal.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay doorashadii bishii December . Sida laga soo xigtay masuuliyiinta ECOWAS , Mr Jammeh waxaa uu ka degay dalka Guinea , isagoo na uga sii gudbi doona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6379,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6380,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6378\/revisions\/6380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}