{"id":6390,"date":"2017-01-22T12:30:34","date_gmt":"2017-01-22T12:30:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6390"},"modified":"2017-01-22T12:30:34","modified_gmt":"2017-01-22T12:30:34","slug":"guddoomiyaha-gaaroodi-oo-ka-dayriyay-xaaladda-abaareed-ee-degmooyinka-salaxley-iyo-balli-mataan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6390","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gaaroodi Oo Ka Dayriyay Xaaladda Abaareed ee Degmooyinka Salaxley iyo Balli-mataan"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN) &#8211; Guddoomiyaha ururka Gaaroodi Dr. Cali Xasan Xirsi ayaa ka dayriyay xaaladda abaareed ee degmooyinka Sallaxley iyo Balli-Mataan oo ka tirsan gobolka Maroodijeex ee Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in socdaal uu dhawaan ku tagay inta badan deegaanada degmooyinkaasi uu kusoo arkay xaaladda abaareed oo aad u adag una baahan in si degdeg ah wax looga qabto, isagoo baaq iyo qaylo dhaan u kala diray xukuumadda iyo ganacsatada \u00a0si dadka ay abaartu saameysay loogu gurmado.<\/p>\n<p>Sodaalka guddoomiyuhu ugu kuurgalayay xaaladda abaareed ee degmooyinkaas ayaaa waxa ku wehelinaayay xubno ka tirsan ururka Gaaroodi oo ay kamid \u00a0ahaayeen; Cabdiqani Muxumed Jaamac Khasnajiga ururka iyo Cabdinaasir Cabdi Xasan oo ah xubin ka tirsan ururka.<\/p>\n<p>Deegaanada ay socdaalka ku mareen isla markaana ay u kuurgaleen xaaladda abaareed ayaa waxa kamid ahaa; Toon, Hundulli, Qoolcadey, Salaxley, Kaamtuug, Ina guuxaa, Laanqayraha, Qoolbuulale, Higlada, Libaax qawdhama, Lebisagaale, Balliga Ismaaciil Yoonis, Wacays Oodane, Maxamed Daa\u2019uud, Qoton, Xadhigxadhig iyo Sharma\u2019arke.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha ururka Gaaroodi ayaa waxa uu sheegay in deegaanada kale ee ka tirsan degmooyinka Salaxley iyo Balli-mataan ee aanay weli gaadhin isla markaana u kuurgalin xaaladdooda abaareed ay dhowaan tegi doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN) &#8211; Guddoomiyaha ururka Gaaroodi Dr. Cali Xasan Xirsi ayaa ka dayriyay xaaladda abaareed ee degmooyinka Sallaxley iyo Balli-Mataan oo ka tirsan gobolka Maroodijeex ee Somaliland. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in socdaal uu dhawaan ku tagay inta badan deegaanada degmooyinkaasi uu kusoo arkay xaaladda abaareed oo aad u adag una baahan in si degdeg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6391,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6392,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6390\/revisions\/6392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}